Wararka laga helayo magaalada Mudisho ayaa sheegaya in sarkaal ka trisan ciidamada Booliska goor dhoweyd toogasho lagu dilay.
Browsing: Dil
Guddi ay xukuumaddu xil gaarsiinta u sameysay baaritaanka Dilkii guddoomiyihii degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Cabdixakiin C/raxmaan Ciise (Dhegajuun) ayaa…
Ciidamada Dowladda qeybtooda 21-aad iyo Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa ku dagaalamay degaanka Sinadhaqo ee koonfurta ka xiga magaalada Dhuusamareeb.
Wararka lagala helayo degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in koox hubeysan ay caawa toogasho ku dileen nabadoon caan…
Dilal qorsheysan ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo Alshabaab ay sheegtay inay khaarijiyeen sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada…
Wararka laga helayo degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in weerar qorsheysan lagu dilay guddoomiye waaxeed ka tirsan…
Alshabaab fageaare ku yaalla Magaalada Bu’aale ee Gobolka J/Dhexe ku dishay shan nin oo ay kusoo eedeysan inay basaasiin u…
Warbaahinta Alshabaab ayaa shaacisay xog yaab leh ku saabsan weriye hore Jamaal Faarax Aadan oo ay dhowaan maleeshiyo ka tirsan…
Alshabaab ayaa dhan nin oo ay ku soo eedeysan basaasnimo ku fulisay xukun toogasho ah oo ka dhacay degmada Jilib…
Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in koox ku hubeysan ay toogasho ku dileen Nin weriye ah oo ka…
Faahfaahin ayaa laga helay laba nin oo dhalinyaro ah oo maanta lagu dilay suuqa weyn ee Bakaaraha, magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dil maanta ka dhacay xaafada Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne.
Fal toogasho ah ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib marki sarkaal Boolis ah oo ku sugnaa agagaarka Daljirka Dahsoon…
Koox hubeysan ayaa toogasho maanta ku dishay Wiil dhalinyarro ah, ka m id ahaa sawir-qaadayaasha magaalada Muqdisho ugu caansan.
Ciidamada Booliska ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu tuhunsan yahay inuu ka dnabeeyay fal naxdin leh oo ka dhacay Gobolka…
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay maareeyihii hore ee Dekada Kismaayo, Cawil Cali Barre (Cawil…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan odayaal nabadoono ah oo maanta lagu dilay Suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laba oday lagu dilay suuqa ugu weyn caasimadda ee bakaaraha.
Iyadoo ay faahfaahin dheeraad ah kasoo baxeyso dilka Guddoomiyihii degmada Hodon C/xakiin C/raxmaan Ciise ayaa la sheegay inuu baxsaday askari…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa war cusub kasoo saartay dilkii Guddoomiyaha Degmada Hodon ee Gobolka Banaadir.
