Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dilkii naxdinta lahaa ee xalay saqdii dhexe kadib lagu dolay Gudodomiyihii degmada Hodon C/xakiin…
Browsing: Dil
Is-rasaaseyn xalay xilli danbe ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa xalay lagu dilay Guddoomiyihii degemada Hodon ee magaalada Muqdisho Cabdixakiin Ciise…
Warr hadda soo dhacay ayaa sheegaya in duqeyn lagu dilay Suldaankii Beesha H/Gidir ee Jubbooyinka oo ka mid ahaa abadoonnada…
Maleeshiyo beelleed ku lebisnaa dareyska ciidamada ayaa duleedka degmada Ballanballe ku dilay dad shacab ah oo uu ku jiro macallin…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay wiilal dhaliyaro ah oo maaanta lagu toogasho lagu dilay xaafadda Laba-dhagax, degmada Wardhiigley, ee…
Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helay weerar loo adeegsaday Bam gacmeed oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho; gaar ahaan bar…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Qarax gaari uu caawa ka dhacay xaafad ka tirsan magaalada Kismaayo.
Koox dabley ah oo bistoolado ku hubeysan ayaa goor dhoweyd weerar ka fulisay xaafadda Buundooyinka degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka, qeybta 21-aad oo qaab aano beeleed ah oo…
Qoyska haweeney uu dhowaan toogasho ku dilay askari ka tirsan ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dalbaday cadaaladda iyo in askarigaasi sharciga…
Dil naxdin leh ayaa ka dhacay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, kadib markii nin uu hooyadiis Toorey ku dilay.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi caawa lagu dilay nin dhaqtar ahaa, kadib markii ay weerarreen koox…
Waxaa saaka Dil toogasho ah ku fuliyay Maxamed Xaaji Axmed oo (Macalin Ilkacase) iyo laba Xubnood oo kale oo ka…
Alshabaab ayaa Gobolka Bakool ku leysay Qoys ka kooban 7 qof, kadib markii ay weerar ku qaaday Gurigii ay qoyskaasi…
Faahfaahin dheeraad aha ayaa kasoo baxeysa fal naxdin leh oo askari ka tirsan ciidamada dowladda ku laayey qoyskiisa, kadib markii…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dilay Darawal Mooto Bajaajle ahaa, kadib markii ciidamada dowladda ay toogeen.
Taliska Ciidamadda Xoogga dalka ayaa shaaciyey in howlgal qorsheysan lagu dilay horjooge ka tirsan Alshabaab iyo ilaaladii la socotay.
Is-rasaaseyn xoog leh ayaa ka dhadcay isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho ayaa dhalisay dhimashada saddex qof oo la sheegay inay…
Wrarka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Koox hubeysan ay toogasho ku dileen nin oday ah oo la dhashay…
Kooxo hubeysan ayaa maanta dil khaarijin ah ka fulisay gudoomiye waaxeed ka tirsan degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.
