Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Nin hubeysna uu halkaasi uu ku dilay Ganacsade caan ah oo maamula…
Browsing: Dil
Askari ka tirsanc iidamad Booliska ayaa toogasho ku dilay nin dabley ah oo ka mid ahaa koox dooneysay inay khaarijiso,…
Alshabaab ayaa shaacisay inay maqaalada Muqdisho iyo degaanka Ceelasha biyaha ka geystay falal lagu khaarijiyey sarkaal ka tirsan NISA iyo…
Sarkaal ka tirsanaa ciidamada ilaalada Taliyaha Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu dilay Magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay maanta suuqa Bakaaraha toogasho ku dishay ciidamo ka tirsan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeya haweeney xalay lagu dilay magaalada Burco oo meydkeeda la dhigay Isbitaalka guud Burco.
Alshabaab ayaa shaaisay in weerar qorsheyan ay maleeshiyadeeda ku dileen sarkaal ka tirsan ciidamada ilaalada degaanka Dowlada Hoose ee Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in caawa Maqribkii halkaasi lagu dilay nin rayid ah oo xilligaasi ku jiray…
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa Saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska iyo Kumaandooska Danab ee dabley ka tirsan Alshabaab ku dileen magaalada…
Ehelada Marxuumad Xamdi Maxamed Faarax oo Muqdisho lagu kufsaday, laguna dilay waxay sheegeen in mas’uuliyiin sare faragelin ku hayaan Kiiska,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Darawal Mooto Bajaaj si bareer ah loogu caasimadda.
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilkii qorsheysnaa ee xalay magaalada Jowhar lagu khaarijiyey Marxuum Nuur Xaashi Warsame oo ahaa xildhibaan iyo…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu dilay xildhibaan ka tirsan maamulka…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in koox maleeshiyo beeleed ay tuulo ka tirsan degmada Cadalle ku leysay wadaado…
Sarkaal ka tirsan ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ee loo yaqaan (Koofiyad-Casta) ayaa la sheegay inuu ku dhintay qaraxii is-miidaaminta ahaa…
Koox burcad ah ayaa xlaya agaalada Muqdisho ku dishay wiil dhalinyaro ahaa oo dhowaan ka qalin jebiyey mid ka mida…
Koox hubeysan ayaa Maqribkii caawa magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ku dilay mas’uul ka tirsan maamulka Gobolka Hiiraan.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Koox hubeysan ay toogasho ku dishay nin Nabadoon ah xaafad ka tirsan…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in goor dhoweyd halkaasi lagu dilay wasiir ka tirsan…
Koox Bistoolado ku hubeysan ayaa xalay wiil dhalinyaro ah ku dishay xaafadda KPP ee degmada Hodon, magaalada Muqdisho, iyagoo goobta…
