Wararka laga helayo degmada Wanlaweyn yaa sheegaya inuu qarax caawa ka dhacay degmada, kaasoo lagu weerarray Guriga mas’uul ka tirsan…
Browsing: Dil
Dabley hubeysan oo ak tirsan Alshabaab ayaa galabta magaalada Muqdisho ku dishay saraal ka tirsan ciidamada Booliska.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya nin dabley ah oo la sheegay inuu ka tirsan yahay Ciidamada Dowladda uu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa nin hubeysan oo weerar ku qaaday Goob Mingiska lagu tumo oo ku taallada degmada…
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun dil toogasho ah ku riday askari ka tirsan…
Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa qirtay in Askari ka tirsan Ciidamada Asluubta oo ilaalo u ahaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ilaalo u ah Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ay qof shacab…
Koox hubeysan ayaa weerar ku qaaday Gaari ay la socdeen dad shacab ah oo a baxay Muqdisho, kuna sii jeeday…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in meydka gabar yar oo muddo laba toddobaad ah la la’aa laga helay…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda Guddoomiyihii Ururka Naafada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Marxuum Shariif Mukhtaar Jiis oo xalay lagu toogtay magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in koox dabley ah ay gurigiisa ku weerartay, kuna dishay Guddoomiyihii Ururka Naafada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Caawa fal dil ah uu ka dhacay magaalada, kadib markii Burcad hubeysan…
Alshabaab ayaa sheegatay inay magaalada Muqdisho maanta ku dishay sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya.
Alshabaab ayaa sheegatay dil ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo war ay soo saartay ku shaacisay magaca mas’uulkaasi iyo xilka uu…
Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii ugu dambeeyay dilal kala duwan ka geystay Muqdisho iyo degaanka Ceelasha Biyaha…
Koox dabley ah ayaa maanta dil gaadmo ah ka fulisay magaalada Muqdisho, kasoo lagu khaarijiyey askari ka tirsan ciidamdaa Amniga.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada dowladda uu wiil dhalinyaro ah toogasho ku dilay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddoomiye waaxeed ka tirsan degmada Deyniile ay saaka disay xaakiisa, markii ay…
Dhacdo yaab leh ayaa laga soo weriyey magaalada Muqdisho shalay markii khilaaf ka dhashay Aaska Nabadoon lagu dilay magaalada uu…
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in degaanka Gololeey ee hoostaga degmada Balcad in Meydadka…
