Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox dabley ah ay toogasho ku dileen nabadoon caan ahaa iyo askari…
Browsing: Dil
Alshabaab ayaa xukun qisaas oo Dil ah ku fulisay nin la sheegay inuu degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ku dilay…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Goolhayihii xulka Qaranka Soomaaliya C/weli Colaad Qanyare (Gaatamow) caawa lagu dilay degmada…
Alshabaab ayaa toogasho ku fulisay xubno ay ku eedeysay inay jawaasiis ahaayeen oo ay la shaqeeyeen taliska ciidanka Mareykanka qaaradda…
Falal amni darro ayaa caawa ka dhacay xaafado katirsan Magaalada Muqdisho iyado qof rayid ah la dilay, isla markaanay ciidamadu…
Ciidamada Amniga Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynley ayaa toogasho ku dilay laba dabley ah oo la sheegay inay ka tirsanaayeen Alshabaab,…
Dadweyne careysan ayaa saaka banaanbax ka wada Muqdisho, kadib dilkii xalay ka dhacay degmada Boondheere, markii askari boolis ah uu…
Cidamada Booliska dowladda Soomaaliya ayaa qof shacab ah ku dilay magaalada Muqdisho si ay u dhaqan geliyaan Bandowga caasimadda lagu…
Alshabaab ayaa sheegtay dilka Sarkaal Boolis ah oo ka tirsanaa Kooxda Heegan ee ciidamada Booliska, iyadoo Taliska Booliska uu qoraal…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dilay Abwaan ka tirsanaa Kooxda Hobollada Qaranka, gaar ahaan kooxda ciidamada Booliska.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Nin dhalinyaro ah oo Dhaqtar ahaa, kaasoo xalay lagu dilay xaafad ka tirsan magaalada…
Dabley bistoolado ku hubeysnaa ayaa xaafadda Jungal ee degmada Yaaqshiid ku dishay nabadoon caan ka ahaa degaankaasi xilli uu salaadii…
Waxa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay dil aan noociisa muddooyinkan dambe ka dhicin caasimadda, kadib markii maleeshiyo beeleed ay toogasho…
Ilaalada senator ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku dilay nin dhalinyarro ah oo laga…
Dabley hubeysan ayaa xalay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku dila xildhibaan ka tirsanaa golaha deegaanka magaalada Gaalkacyo ee dhinaca ee maamulka…
Darawalkii labaad oo Mooto Bajaajle ah ayaa xalay lagu dilay magaalada Muqdisho, kaasoo noqonaya dilkii labaad muddo 24 saac ka…
Waxaa xafadda Sey Biyaano ee degmada Hodon magaalada Muqdisho lagu dilay darawal Mooto bajaaj, kadib markii nin dhar cad ah…
Warar is-khilaafsan ayaa kasoo baxaya nin maanta barqadii la sheegay inuu isku dilay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askar ka tirsan ciidamada dowladda lagu khaarijiyey Ex. Kontrol Afgooye markii ay…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay xalay weerar ku qaadeen guddoomiye waaxeedyo ka tirsan degmada…
