Wararka laga helayo magalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya inuu fal dil ah ka dhacay gudaha xarunta weyn…
Browsing: Dil
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in koox dabley ah oo hubeysan ay caawa magaalada Gaalkacyo ku dishay nabadoon…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay goor dhoweyd dil ka geystay magaalada Muqdisho.
Koox hubeysan ayaa Maqribnimadii maanta toogasho ku dishay Weriye Cabdiwali Cali Online oo u shaqeyn jiray Warbaahinta Gudaha.
Alshabaab ayaa sheegatay inay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ku khaarijisay Sarkaal sare oo ka tirsanaa Ciidamada Milateriga Dowladda Federaalka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley Bistoolado ku hubeysan ay toogasho ku dileen sarkaal sare oo ka…
Aabaha dhalay Caa’isha Ilyaas Aadan ayaa ka hadlay sidii ay ku dhacday qisaastii dilka ahayd ee saaka lagu fuliyey laba…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax iyo fal khaarijin ahaa oo saacdihii ugu danbeeyay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilka Ganacsade xalay lagu dilay magaalada Muqdisho oo ahaa nin oday ah, iyadoo ku sheegtay inuu…
Dabley hubeysan ayaa xalay maqribtii suuq ku yaalla magaalada Muqdisho ku dishay oday ka ganacsan ahaa oo ka mida ganacsatada…
Dabley ka tirsan Alshabaab ayaa xalay toogasho ku dishay Oday Nabadoon ahaa, kadib weerar ka dhacay xaafadda Gubta ee degmada…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in ciidamada Booliska ay gacanta kusoo dhigeen Oday xalay magaaladaasi ku dilay wiil…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya halkaasi lagu dilay nin dhalinyaro ah oo kooxo hubeysan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay dil xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii ciidamada Amniga ee Booliska ay ku…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Danab ee Mareykanku tababaray ee fadhigoodu yahay Saldhigga Ballidoogle ay weerar…
Ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ayaa toogasho ku dilay nin dabley ah oo ku hubeysnaa Qori AK 47, kaasoo la sheegay…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ciidamada amniga ay gacanta ku dhigeen askari ka…
Wararka lag helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegayai n Ciidamo ka tirsan ilaalada Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ay toogasho ku dileen…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dilay sarkaal ka tirsan ciidamada Nabadsugidda ee ka howlgala Gobolka Sh/Hoose.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox dabley ah oo bistoolado ku hubeysnaa ay toogasho ku dileen Guddoomiye…
