Odayaal ka tirsan mid ka mida beelaha Muqdisho ayaa ku eedeeyay ciidamo ka tirsan Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA…
Browsing: Dil
Falal Dilal oo kala duwan iyo rabshado ayaa ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, kadib markii askari ka…
Faahaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil ka dhacay degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho, kadib markii askari ka tirsan ciidamada…
Eheledda Marxuum C/llaahi Faarax Maxamed (Xiirey) ayaa ka hadlay sida loo dilay iyo ciddii ka dambeysay dilka wiilkooda oo ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in darawal Mooto Bajaaj lagu dilay Isgoyska Howlwadaag ee u dhow suuqa Bakaaraha,…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya Koox hubeysan ay xalay magaaladaasi toogaso ku dishay wiil uu shalay Nabadoon Caanka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa fal Dil ah oo xalay ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, kaasoo lagu…
Ciidamada Booliiska ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa goor dhoweyd shaaciyey inay gacanta ku dhigeen nin gacan ku dhiigle ahaa oo xalay…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug uu k dhacay dil naxdin leh,…
Al Shabaab ayaa sheegatay inay howlgal ka fulisay Magaalada Muqdisho lagu dilay sarkaal sare oo ka ka tirsan ciidamada dowladda…
Faahfahin dheeraad ah ayaa laga helayaa toogasho maanta ka dhacday Suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho oo rag ku hubeysan Bistoolado…
Faahfaahin dheeraad aha ayaa laga helay Jeneraal ka tirsan ciidamada Milateriga Soomaaliya oo lagu dilay xerada Damnaayo ee degmada Hodon,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi lagu dlay Jeneraal ka tirsanaa ciidamadda milateriga ee xoogga dalka.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa ka hadlay dilkii naxdinta lahaa ee xarunta Xalane loogu geystay…
Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu dilay gudaha Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho Almaas Elman Cali Axmed oo ahayd haweeney…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gudaha xerada Xalane ee AMISOM ay maamusho lagu dilay Almaas Elman Cali…
War goor dhoweyd soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ay caawa toogasho ku dileen nin Bistoolad ku…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay maqribnimadii Caawa toogasho ku dileen Taliyihii ciidamada Nabadsugidda Gobolka…
Falkii labaad oo dil khaarijin ah ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho maanta, kadib markii nin dabley ah oo Bistoolad ku…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay laba dabley ah oo maanta lagu qabtay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, kuwaasoo toogasho…
