Wararka laga helayo degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay agagaarka suuqa weyn ku dileen askari…
Browsing: Dil
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay degmada C/casiis, gaar ahaan bar ay ciidamada ku leeyihiin agagaarka xeebta…
Dilal salka ku haya xiisad colaadeed oo ka dhaxeysa beelo wada dega degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho ayaa sababtay dhimashada…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose ayaa sheegayaan in weerar Bam Gacmeed ah lagu qaaday Guddoomiye ku xigeenka…
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ayaa saaka xukun ku riday mas’uuliyiin iyo sarakiishii hore ee demada Maxaas, Gobolka…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in koox dabley ah ay Waqyooyiga magaalada toogasho ku…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isbitaalka Xooga Dalka lagu aasay Marxuum Gaashaanle Maxamed Suleymaan Abuukar (Maxaadey) oo 18-kii bishan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada Dowladda Soomaaliya uu toogasho ku dilay Darawal Mooto…
Maamulka Jubaland ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe ayaa ku eedeeyay Alshabaab inay ka danbeysay dilkii xalay loogu geystay magaalada Kismaayo…
Booliska Soomaaliya ayaa bilaabay baaritaan ku saabsan in la aaso taliye ka tirsanaa ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB oo xalay…
Taliska ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa ka hadlay is-rasaaseyn caawa maqribnimadii ka dhacday agagaarka Hotelkii Naasa-hablood II ee magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa saddex qof oo xalay toogasho lagu dilay degmada Waaberi eemagaalada Muqdisho, mar ay dabley…
Weerar dabley hubeysan xalay ka geysteen Magaalada Kismaayo oo xarunta KMG u ah maamulka Jubaland ayaa lagu dilay sarkaal hore…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta mamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in guddoomiye ku xigeenkii Gobolka Sh/Dhexe ee dhinaca Amniga Muxumad…
Alshabaab ayaa xukun toogasho ah ku fulisay oday da’ ah oo guddoomiye xaafadeed ka ahaa magaalada Jowhar, kaasoo degaanka Fiidow…
Wararka laga helayo Magalada Cadaado ayaa sheegaya in nin Ganacsade ah lagu dilay magaaladaasi, kadib markii nin qori ku hubeysan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya dabley hubeysan ay toogasho ku dishay haweeney waayeel ah oo ku ganacsata suuqa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta degmada Yaaqshiis lagu dilay nin nabadoon ahaa ka tirsan bulshada ku…
Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helaya dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo koo hubeysan ay ku toogteen askari ka…
Alshabaab ayaa sheegatay inay magaalada Muqdisho ku khaarijiyeen sarkaal ka tirsan ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya.
