Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in ciidamada amniga magaalada ay toogasho ku dileen wiil dhalinyaro ah oo ka…
Browsing: Dil
Taliska Ciidanka Booliska ayaa shaaciyey in Muqdisho lagu toogtay dabley isugu jirtay 3 rag iyo haweeney oo doonayey inay khaarijin…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nin ajnabi ah oo kasoo jeeda dalka Kenya.
Wararka laga helayo Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in falal kala duwan oo allagu dilay 5 qof ay ka dhaceen duleedka…
Faahfaahin ayaa laga helayaa Dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan suuqa Bakaaraha oo lagu khaarijiyey Nin la heegay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay saaka ay Suuqa Siinaay ku dishaly Sarkaal la ka…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in caawa hakaasi lagu dilay nabadoon ka mida salaadiinta Gobolkaasi.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qof ganacsade ahaa lagu dilay degmada Dharkeynley, iyadoo Alshabaab ay sheegtay inay…
Fal dil ah oo loo geystay askari ka tirsan ciidamada Booliska iyo iska hor imaad ay ku lug yeesheen ciidamada…
Wararka laga helayo Gobolka J/Hoose ayaa sheegay in Al-Shabaab ay maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay afar qof magaalada…
Maxkamadda Alshabaab ee ku taalla magaalada Bu’aale ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa xukun toogasho ah ku fulisay Nin la sheegay…
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa rasaas ku furay darawal mooto bajaaj oo ku sugnaa agagaarka isgoyska Dabka ee magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in dad tahriibayaal ah oo u dhashay Oromada Itoobiya lagu dilay halkaasi, kadib…
Weerar nooc cusub ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii weerar Mindiyo loo adeegsaday lagu qaaday guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Sh/hoose…
Koox Bistoolado ku hubeysan ayaa nin Ganacsade ahaa toogasho ku dilay degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.
Waxaa magaalada Kismaayo lagu dilay Oday Nabadoon Caan ka ahaa oo Magaciisa lagu sheegay Cabduqaadir Ibraahim Jeeri, kadib markii koox…
Waxaa sii kordhaya siyaasiyiinta iyo waxgaradka cambaareynaya falkii xalay lagu laayey dadkii shacabka ahaa ee laga ururiyey magaalada Gaalkacyo qeybta…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in duleedka magaalada uu ka dhacay fal lagu xasuuqay dad gaaraya 9 qof,…
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Afar qof oo kasoo jeeda degaanada Koonfur Galbeed lagu dilay degaan u…
Taliyihii Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan Gashaanle Dhexe Maxamed Macow Xalane ayaa maanta lagu dilay dagaal ka dhacay degaanka Kala-Beyr ee…
