Wararka laga helayo dalka Koofur Afrika ayaa sheegaya in magaalada Capetown lagu dilay ganacsade Soomaaliyeed, iyadoo mid kale lagu dhaawacay…
Browsing: Dil
Ehellada Marxuum Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed oo meydkiisa laga helay Jimcihii isagoo ku geed ka laadlaada xerada Sheelare ee…
Meydka wiil dhalinyarro ah ayaa saaka laga helay degaanka Waydow ee duleedka Magaalada Muqdisho, iyado jirkiisa ay rasaas ka muuqatay.
Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa dil saaka aroortii 4:00 Subaxnimo loo geystay sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska, kaasoo lagu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada dowladda uu dil ka geystay xaafadda Saybiyaano ee…
Koox hubaysan ayaa xalay fiidkii magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug toogasho ku dishay wakiilkii dhinaca amniga ee hay’adaha Qaramada…
Faahfaahin ayaa laga helay nin dhalinyaro ah oo koox hubeysan ay maanta ku dileen Xaafada Kacaan ee degmada Hodan, Gobolka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay toogasho ku dileen askari ka tirsan ciidamada dowladda.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay dil u geysteen oday nabadoon ah oo deganaa degmada…
Koox dabley ayaa magaalada Muqdisho ku dishay Nin la sheegay inuu ka mid ahaa ergadii soo xushay Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliyam…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirasn ciidamada milateriga oo ilaalo u ahaa xildhibaan ka tirsan…
Dabley ka tirsan Alshabaab ayaa qaraxyo iyo dil ka fuliyey degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho, iyadoo shalay 17-ka Ramadaan ay…
Koox hubeysan ayaa Caawa dil ka geysatay Xaafad ka tirsan degmada Howl-Wadaag ee magaalada Muqdisho, iyagoo kadibna baxsaday.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada Booliska uu toogasho ku dilay darawal Mooto Bajaaj…
Faahfaahin dheeraad aha ayaa kasoo baxeysa wiil dhalinyarro ah oo xalay lagu dilay suuqa degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho. Koox…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Amniga ay toogasho ku dileen nin hubeysan oo dhaawacay askari ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay toogasho ku dileen Guddoomiye kuxigeenkii hore degmada Boondheere Cali…
Maxkamada Darajada Koowaad ee magaalada Garowe ayaa saaka go’aan ka gaartay kiiskii kufsiga dilkii Caa’isha Ilyaas Aadan oo 12 sano…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in saaka askari ka tirsan ciidamada amniga dolwadda Soomaaliya uu toogasho ku dilay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in nin hubeysan uu toogasho ku dilay wiil dhalinyarro ah, iyadoo kadibna ay…
