Weerar aan hore loo arag ayaa caawa lagu qaaday Qoys degan xaafadda Kaawo-Godey ee degmada Wadajir, iyadoo dad shacab ah…
Browsing: Dil
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay falal dilal kala duwan ay ka dhaceen caasimada saacadihii ugu danbeeyay.
Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegayaan in askari ka tirsan ciidamada dowaldda uu isgoyska Howlwadaag si bareer ahg ugu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in askar ka tirsan ciidamada dowladda, siiba kuwa qaada canshuurta qaada lagu laayey…
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa maanta toogasho ku dilay darawal Mooto Bajaaj kadib markii uu muran dhex maray.
Qarax loo adeegsaday miinada dhulka la geliyo ayaa Caawa lala beegsaday kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo marayey agagaarka Siinka…
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa la sheegay inuu galabta magaalada Muqdisho ku dilay haweeney ganacsato ah oo iibisa Qaadka.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay dil ka geysteen degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.
Waxaa la xaqiijiyey in Wasiir ku xigeenkii wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha xukuumadda Soomalaiya lagu dilay weerarkii dableyda Alshabaab ku qaadeen…
Ciidamada Booliska ee caasimadda Muqdisho ayaa xalay howlgallo ka sameeyay xaafado ka tirsan degmooyinka Waaberi iyo Xamar-jajab.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox Dabley ay toogasgho ku dishay nin la sheegay inuu ahaa macallin…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay horjooge sare oo ka tirsanaa Al-shabaab oo si la yaab leh loogu dilay degaanka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in dabley ka tirsan Alshabaab ay falal dil ah ka fulisay magaalooyinka Muqdisho…
Dilal kala duwan ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana lasoo weriyey in ilaa saddex qof siyaabo kala duwan loogu…
Maxkamadda degmada Garbahaarey ee Gobalka Gedo ayaa Saaka xukun dil ah ku fulisay eedeysane kufsi kula kacay Gabar 18 sano…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in nin dabley ah oo ka mida ilaalada Hotel ku yaalla magaalada Muqdisho…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox bistoolado ku hubeysnaa ay galabta dil ka geysteen degmada Xamarjajab ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaa in koox hubeysan ay goordhoweyd toogasho ku dishay qof shacab oo ku sugnaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay toogasho ku dileen wiil dhalinyarro ah, degmada Hodan ee…
Dadweynaha magaalada Gaalkacyo ee qeybta Puntland ayaa dalbaday in cadaaladda la hor keeno dadkii ka dambeeyay tacadigi iyo dilkii naxdinta…
