Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Featured»Alshabab oo Xukun Dil ah ku fuliyey Haweeney lagu eedeeyay Basaasnimo & 2 Qof oo kale [Akhriso Magacyada]

    Alshabab oo Xukun Dil ah ku fuliyey Haweeney lagu eedeeyay Basaasnimo & 2 Qof oo kale [Akhriso Magacyada]

    July 7, 2019Updated:July 8, 20192 Mins Read Featured
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo Gobolka J/Hoose ayaa sheegay in Al-Shabaab ay maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay afar qof magaalada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose.

    Toogashada ayaa ka dhacday fagaare ku yaalla degmada Jamaame, waxayna afarta qof midkood ahayd haweeney, iyadoo haweeneyda lagu eedeeyay inay basaas u ahayd dalka Kenya, laba qof oo kale ayaa lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen ciidamada dowladda Sooomaaliya, iyadoo qofka afraad o uu ahaa nin lagu dilay dhagax oo lagu soo eedeeyay inuu gaystay kufsi.

    Dadka la toogtay ayaa kala ahaa:

    1- Suleymaan Maxamed Siciid oo 21 sano jir oo la sheegay inuu katirsanaa ciidamada Booliska dowladda qeybta ka howgala magaalada Muqdisho, laguna qabtay weerar ka dhacay Afgooye.

    2- Yariisoow Baaf Cusmaan (Maye) oo 68 sano jir ahaa oo lagu eedeeyay inuu ka tirsanaa maamulka degmada Diinsoor.

    3- Iqra Cabdi Aadan oo 20 sano jir aheyd waxaa lagu eedeeyay inay u shaqeyneysay Sirdoonka dowladda Kenya, iyadoo deganayd degmada Mandheera.

    4- Nuur Bakar Diiroow oo la sheegay inuu hore u guursaday laguna eedeeyay inuu kufsaday Gabar lagu magacaabo Xaawo Cabdi Muuse oo 16 sano jir ahayd, waxaana lagu dilay Dhagax

    Muddooyinkan danbe ayaa kooxda Alshabaab waxay xowli ku wadaa fulinta xukunno fara badan oo dil ah, waxayna bishan gudaheeda fuliyeen dilka 18 qof oo dembiyo kala duwan lagu soo eedeeyay.

    Alshabab Dil Jamaame Xukun
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMac-hadka Heritage oo soo Bandhigay 4 Qaab Doorasho oo Dalka lagu qaban karo 2020-ka. [Akhriso]
    Next Article Qarax Gaari oo ka dhacay Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo