Wararka laga helayo magaalada Muqidshi ayaa sheegaya in fal toogasho khaarijin ah uu galabta ka dhacay magaalada.
Browsing: Dil
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laba darawal oo watay mootada Bajaajta lagu dilay magaalada.
Koox dabley ay ayaa toogasho ku dishay haweeney ganacsato ah, Xaafadda Towfiiq, degmada Yaaqshiid, magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay galabta toogasho ku dileen haweeney caan ka ahayd suuqa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar khaarijin ah lagu qaaday Gaari marayay xaafadda Suuq Liif ee degamada…
Dabley hubeysan ayaa weeraro ka geystay saacdihii ugu danbeeyay magaalada Muqdisho, iyagoo dhimasho iyo dhaawac u geystay dhowr qof.
Koox hubeysan ayaa maanta weerar ku qaaday Gaari uu leeyahay mas’uul ka tirsan Gobolka Banaadir.
Dabley hubeysan ayaa degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose maanta ku dishay Nabadoon caan ah.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nin ganacsade ah goor dhoweyd lagu dilay magaalada.
Nin Soomaali ah ayaa xaaskiisa ku dilay dalka Ingiriiska, sida ay baahiyeen warbaahinta dalkaasi.
Wararka laga helayo Gobolka Shabeellada hoose ayaa sheegaya in caawa degmada Afgooye lagu dilay oday dhaqameed caan ah.
Gaari ay la socdeen dad shacab ah ayaa lagu rasaaseeyay duleedka Degmada Afgooye, ee Gobolka Shabeelada Hoose.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inuu fal dil ah ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle.
Dhacdo naxdin ayaa ka dahcay magaalada Muqdisho kadib markii wiil yar uu isku dilay bistoolad uu ku ciyaarayay.
Dabley hubeysan ayaa caawa magaalada Muqdisho ku dishay guddoomiyihii garsoorayaasha xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan fal khaarijin ah ka fulisay magaalada.
Laba qof oo isku qoys ah ayaa maanta lagu dilay weerar ka dhacay degmada Hodon, ee magaalada Muqdisho.
Wararka aaga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd uu weerar khaarijin ah ka dhacay magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil ka geysteen magaalada.
Ilaalada mid kamida xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa dil dhimasho iyo dhaawac ka geystay magaalada Muqdisho.
