Kooxda khilaafada islaamiga ah ee Daacish ayaa sheegatay inay fal khaarijin ah caawa ka fulisay magaalada Muqdisho.
Browsing: Dil
Dabley hubeysan ayaa caawa dil qorsheysan ka fulisay magaalada Muqdisho, iyadoo toogasho lagu dilay oday nabadoon ahaa.
Weerar koox dabley ah ka geystay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in beesha uu ka soo jeedo sarkaalkii shalay lagu dilay magaalada Muqdisho ay…
Koox hubeysan ayaa maanta fal dil khaarijin ah ka fulisay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in toogasho lagu khaarijiyay laba sarkaal oo ka tirsan ciidamada dowladda hoose ee…
Koox hubeysan ayaa goor dhoweyd fal toogasho ah ka geysatay magaalada Muqdisho.
Waxaa si weyn u kordhay falalka lagu khaarijinayo saraakiisha iyo ciidamada dowladda hoose Muqdisho ee canshuuraha ururiya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay qaab cusub u khaarijiyeen mas’uul ka tisan Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in falal toogasho ah iyo Qarax ay ka dhaceen magaalada.
Wararka laga helayo Magaalada Gaalakacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax lagu dilay nabadoon caan…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay maanta toogasho ku dileen taliyihii ciidamada dowladda ee degmada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay saaka fal toogasho khaarijin ah ka fulisay magaalada.
Koox hubeysan ayaa dil ka geysatay degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelada Hoose.
Wararka laga helayo degaanka KM 13 ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nin Ganacsade ahaa.
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu dilay nin ka mida bulshada rayidka.
Wararka hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dil khaarijin ah uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Dharkeynley.
Magaalada Baydhaba ayaa maanta lagu soo bandhigay rag la sheegay inay ka danbeeyeen dil loo geystay Sheekh caan ah oo…
Magaalada Baydhabo ee Xarunta maamulka K/Galbeed ayaa la sheegay in xalay lagu dilay Sheekh caan ah oo ka mid ahaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal dilal ah caawa ka dhacay magaalada.
