Wararka laga heleyno magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay saaka dfal dil ah ka fuliyeen degmada Waaberi.
Browsing: Dil
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dal dil ah uu galabta ka dhacay magaalada.
Wararka lagha helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in howlgal iyo fal dil ah ka dhaceen magaalada.
Wararka laga helay Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay caawa dil ka geysatay magaalada Muqdisho.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay goor dhoweyd fal dil ah ka geysteen magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal dil ah uu saaka ka dhacay magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay toogteen oday 70 sano jir ah ayna dhaawaceen xaaskiisa.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil ka geysteen caawa maqribnmadii.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada dowladda goor dhoweyd lagu dilay duleedka magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dilal is weydaar ah ay ka dhaceen suuqa ugu weyn magaalada ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal toogasho ah oo lagu dilay qof shacab ah uu goor dhoweyd…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa fal naxdin leh oo nin dabley ah ka geystaydegmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud .
Wararka laga helayo magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay duleedka degmada Jariiban ku dileen laba wiil oo walaallo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la qbatay laba dabley ah oo xalay dil ka geystay magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay sarakaal ka tirsanaa ciidamada Booliska.
Wararka aan ka heleyno degaanka Baar ee duleedka Magaalada Beledweyne, Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dil fool xun halkaasi ka…
Kooxo hubeysan ayaa ugaaskii nabadoonkii saddexaad oo wax kasoo doortay Baarlamaanka Soomaaliya ku toogtay xaaladda laba-dhagax ee magaalada Muqdisho.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay goor dhoweyd fal dil ah ka geysatay magaalada.
Dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu khaarijiyay oday dhaqameed ku sugnaa degmada Waaberi ayaa laga helay faafhaahin dheeraad…
