Kiiska dilka kaaliyaha Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa meel xasaasi ah maraya iyadoo la baadigoobay ninkii dilka geystay.
Browsing: Dil
Koox dabley ah ayaa saaka toogasho ku dishay oday caan ka ahaa degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil toogasho ka fulisay degmada Hodon.
Wararka laga helay Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in fal naxdin leh oo dil ah uu ka dhacay duleedka degmada Afgooye.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho lagu weeraray wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Caawa fal dil ah ka dhacay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil ka geysatay magaalada.
Qarax la doonayay in lagu khaarijiyo xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la toogtay nin waday Gaari looga shakiyay inuu qarax sida oo ku…
Faahfaahin dheeraad aha ayaa ka soo baxeysa sarkaal sare oo ka tirsanaa Hay’ada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA
War hadda soo dhacay aya sheegayain dil toogasho ah uu ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd toogasho lagu dilay sarkaal ka tirsanaa ciidamada Nabadsugidda ee NISA.
Iska hor imaad galabta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inay dhalisay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Weerarro kala duwan oo sababa dhimash iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Koox hubeysan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku weeraray qof watay gaari nooca raaxada ah.
Wararka laga helay o magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka dil toogasho ah lagu fuliyay askari xukun dil ah hore…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay askar ka tirsan ciidamada Booliska loo xiray dil loo geystay askari ka…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in caawa lagu dilay magaalada sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada milateriga.
Nin xalay dhacdo naxdin lah ka geystay tuulo u dhow magaalada Jowhar ayaa la sheegay in maanta ay eheladiisa ku…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal toogasho ah galabta ka dhacay magaalada Muqdisho.
