Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil ka geysatay magaalada.
Browsing: Dil
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maqribnimadii caawa uu dil ka dhacay halkaasi.
Dabley bistoolado ku hubeysan ayaa caawa lagu qabtay magaalada Muqdisho, kadib markii ay toogasho ku dileen qof rayid ah.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nabadoon caan ahaa maqribnimadii caawa la dilay.
Weerar dil ah ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Dil naxdin leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii kooxo bistoolado ku hubeysan haweeney.
Kooxo hubeysan ayaa saaka magaalada Muqdisho ku dilay nin ka mid ahaa ilaalada suuq ku yaala caasimada.
Askari ka tirsan ciidamada nabadsugidda NISA ayaa caawa lagu dilay, mid kalena waa lagu dhaawacay weerar koox hubeysan ku qaaday…
Laba wiil oo dhalinyaro ah ayaa galabta ku dhintay degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho kadib markii la sheegay inay rasaas…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd toogasho lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Wadajir ee…
Fal khaarijin ah ayaa maqribnimadii caawa maqribkii ka dhacay magaalada Muqdisho kadib markii kooxo hubeysan ay weerar geysteen.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho in fal toogasho ah uu caawa maqribnimadii ka dhacay magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay suuqa weyn ee magaalada ku khaahirijeen nin ganacsade ahaa.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox dabley ah ay saaka toogasho ku dileen oday waayeel ah.
Weerar Ban iyo weerar kale oo khaarijin ahaa ayaa galabta iyo caawa ka kala dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya fal toogasho naxdin leh uu halkaasi ka dhacay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay fal khaarijin ah oo lagu dilay askari ka tirsan…
Kooxda Al-shabaab ayaa shaaciyay Liiska dadka ay ku dileen qaraxyo iyo falal khaarijin ah, kadib intii xilka madaxweynaha loo doortay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal dil toogasho uu caawa ka dhacay magaalada.
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa halkaasi uu ka dhacay dil lagu khaarjiyay mid ka mida ciidamada…
