Banaanbax looga horjeedo dhacdadii naxdinta lahayd ee magaalada Cadaado lagu gowracay gabar yar oo 7 jir ah ayaa ka dhacay…
Browsing: Dil
Koox dabley ah ayaa caawa gurigiisa ku weerartay sarkaal hore uga tirsanaa ciidamada milateriga Soomaaliya.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in haweeney ka mida haweenka nadaafadda Gobolka Banaadir toogasho lagu dilay magaalada Muqdisho.
Maalmihii la soo dhaafay waxaa si xowli ah uga socda magaalada Muqdisho falal Qaraxyo iyo khaarijin isugu jira oo lagu…
Qarax lagu xiray gaari uu watay mid ka mida macalimiinta ka howlgala Dugsiyada Waxbarashada magaalada Muqdisho ayaa lagu khaarijiyay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu caawa degmada Dharkeynley ka dhacay weerar toogasho ah oo lagu khaarijiyay mid…
Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo bandhigay eedeysane loo heysto dil dhowaan loo geystay shaqaale ka tirsanaa Xafiiska Guddoonka Baarlamaanka, horena…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox dabley ay rasaas ku fureen dadweyne ku sugnaa goob xaafad ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd toogasho lagu dilay xildhibaan hore uga tirsanaa Baarlamaankii dowladii KMG…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay caawa toogasho ku dileen guddoomiye laameed hore.
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa shaacisay in la soo qabtay saddex nin oo lagu tuhunsan yahay inay…
Dabley hubeysan oo watay gaari kuwa raaxadda ah ayaa khaarijiyay maanta afhayeenkii hore ee maamulkii Ximan iyo Xeeb, ahaana milkiilaha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa magaalada lagu dila oday nabadoon ah oo ka mid ahaa ergadii ka…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka ee Puntland ee magaalada Boosaaso ayaaxukunno dil ah ku riday 7 nin oo lagu soo eedeeyay in…
Waar goor dhow laga helay Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi toogasho lagu dilay Ganacsade ka mida maamulayaasha xaafadda casriga ah…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay goor dhoweyd toogasho ku dileen haweeney ganacsato ah.
Koox hubeysan ayaa caawa dil ka geysatay Degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho, sida ay sheegeen dadka degaanka.
Kooxda Alshabaab ayaa daldashay saddex nin oo dhalinyaro ah kuwaasoo lagu soo eedeeyay inay ku kaceen fal isu galmood ah…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal dil ah uu ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in goor dhoweyd lagu dilay halkaasi ergay ka tirsan ergada beesha Murusade ee…
