Koox bistoolado ku hubeysan ayaa magaalada Muqdisho saaka ku dishay qof haweeney ah oo warar kala duwan kasoo baxayaan dilkeeda.
Browsing: Dil
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in Ciidamada ilaalada Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ay toogasho ku dileen Haweeney…
Dilal qorsheysan oo kala duwan ayaa ka dhacay axafado ka tirsan magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka mid yihiin saraakiil ka…
Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa sheegayua in koox hubeysan ay caawa toogasho ku dishay mudane ka…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa goor dhoweyd caawa shaacisay in Alshabaab ay dileen Ikraan Tahliil Faarax oo…
Dilal kala duwan ayaa saacadihii ugu danbeeyay ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu dilay askar ka tirsan ciidamada Dowladda.
Toddobaadkan waxaa magaalada Muqdisho iyo duleedkiisa lagu dilay askar iyo saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda oo aanay wax War ah…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dhalinyaro ka tegay magaalada Muqdisho oo safar ku jiray lagu dilay Gobolka…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay dil khaarijin ah ku fuliyeen guddoomiye…
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa lasoo weriyey in maanta lagu dilay degaanka Xoosh, degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in degaanka Shabeellow ee Gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaal ku dhex maray…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dil saaka ka dhacay xaafadda Gubta ee degmada Deyniile, kaasoo ay geysteen ciidamo ka…
Wiil dhalinyarro ah oo dhowaan lagu dilay magaalada Muqdisho ay qoyskiisa sheegeen inuu weli ku jiro Qaboojiyaha, isla markaana aanay…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in koox hubeysan ay goor dhoweyd halkaasi ku dishay nin…
Wararka laga helayo Gobolka Sool ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay magaalada Laascaanood xalay ku dileen Mas’uul ka tirsanaa Guddiga…
