Dabley Burcad ah ayaa xalay toogasho ku dishay wiil dhalinyaro ah oo dhowaan ka qalin jebiyey mid ka mida jaamacadaha…
Browsing: Dil
Wararkii laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in koox hubeysan ay fal dil khaarijin ah ka fulisay…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilka Agaasime Wasaaradeed ay sheegtay inuu ka tirsanaa xukuumadda Federaalka.
Wararka laga helayo Gobolk Mudug aya sheegaya in Duleedka Galbeed ee magaalada Gaalkacyo lagu laayay dad isku qoys ah, kadib…
Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir ayaa caawa toogasho ku dilay nin ku hubeysnaa Qori oo looga shakiyey inuu watay waxyaabo qarxa.
Madaxweynihii xilka hayey ee dalka Haiti ayaa lagu diley gurigiisa subaxnimadii hore ee Arbacada saaka, sida ay xaqiijiyeen madaxda dowladda…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa wiil arday ah oo lagu dilay jaamacadda Camuud ee magaalada Boorame, Gobolka Awdal.
Wararka laga helayo magaalada Boorame ee Gobolka Awdal ayaa sheegaya in ciidamada Booliska Somaliland ay gudaha Jaamcadda Camuud ku toogteen…
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa dilal khaarijin ah oo Alshabaab ka fulisay degaanka Ceelashada Biyaha iyo Degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun ku riday Nin Burcad ahaa Dil iyo dhac ka geystay degaanka…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in Wadaad caan ka ahaa magaalada Boosaaso ay dabley hubeysan ku dishay Magaalada…
Weerar xalay Maleeshiyada Alshabaab ku qaaday jasiirada Kudhaa ee Gobolka J/Hoose ayaa la sheegay in lagu qabtay, kadibna lagu dilay…
Alshabaab ayaa muddo saacado gudahood ah xukunno Dil Toogasho ah ku fulisay 11 qof oo lagu soo eedeeyay basaasnimo, waxayna…
Alshabaab ayaa lix qof ku fulisay xukun Dil toogasho ah, kadib markii ay kusoo eedeysay inay ahaayeen Jawaasiis u basaasayey…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo Dil toogasho ahaa ku toogatay inta badan 18 qof oo lagu soo…
Dilal kala duwan ayaa saacadihii ugu danbeeyay ka dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Beledweyne, waxaana sheegtay kooxda Alshabaab.
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in caawa magaaladasi lagu dilay mas’uulkii Gobolka ee dhlainyarrada.
Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta shaacisay Magaca askarigii ka dambeeyay dilkii 17/5/2021 loogu geystay Sheekh Cali Axmed Faarax Dhoore…
Waxaa sii koradhaya falalka afduubka iyo dilka ah ee Soomaalida loogu geysanayo dalka Kenya muddooyinkii ugu danbeeyay.
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xalay weerar ka fulisay bartamaha magaaladaasi, halkaasoo ka geysatay…
