Alshabaab ayaa falal qaraxyo iyo dil ka fulisay caasimadda Muqdisho iyo degaanka Jazeera ee Gobolka Sh/hoose.
Browsing: Dil
Ciidamada Booliska ayaa shaaciyey inay qabteen nin ku eedeysan inuu dilay xaaskiisa, kaasoo baxsad ahaa.
Booliska magaalada Muqdisho ayaa shaaciyey inuu ku raad joogo eedeysane fal dil ah kula kacay haweeney xaaskiiska ahayd 4 June…
Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyey kiiska gabar yar oo dil naxdin leh loogu geystay magaalada Muqdisho, kadibna lagu…
Fal kale oo naxdin ah ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii haweenay xaas ahayd uu arxandarro ah u dilay…
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa magaalada Muqdisho ku dilay sarkaal ka tirsan Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA.
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa dhacdo naxdin leh oo ku saabsan gabar yar oo qoyskeeda ay raadinayeen dhowr maalmood, balse meydkeeda…
Ciidamada dowladda, gaar ahaan kuwa Saldhiga Booliska Degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa toogasho ku dilay Nin hubeysan oo la…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in askari ka tirsan Ciidamada Booliska gaarka ah ee Haramcad uu halkaasi ku…
Kooxda Alshabaab oo war kasoo saaray qarixii lagu dilay maanta guddoomiyihii deganka Garasbaalley ayaa sheegatay mas’uuliyadda Qaraxa miino ee lala…
Qarax Miino ayaa ka dhacay degaanka Garasbaaley ee magaalada Muqdisho, kaasoo lagu dilay guddoomiyihii degaankaasi.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta ayaa soo farageliyey dilka askri ka tirsanaa ciidamada dowladda ee la baxday Badbaado Qaran oo si…
Xaalad halis ah ayaa ka dhalatay dilka Sheekh caan ka ahaa magaalada Gaalkacyo oo 11-ka May 2021 meydkiisa laga helay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay garsoore xalay lagu dilay magaalada Muqdisho, kadib weerar ay ku qaadeen koox dabley ah…
Maleeshiyada Alsahbaab ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa degaanka Raagge Ceelle ka afduubatay, kadibna dishay nin oday ah oo ay ku eedeeyeen…
Saddex wiil oo walaallo ah ayaa ku dhintay Magaalada Kansas City, Gobolka Missouri ee dalka Mareykanka, kadib fal naxdin ah…
Dabley hubeysan ayaa caawa magaalada Muqdisho ku dishay oday nabaddoon ah oo ka mida odayaasha dhaqanka degaanka.
Waaa goor dhoweyd toogasho lagu dilay Dhaqtar caan ah oo ka howlgala caasimadda ah ee Muqdisho.
Koox hubeysan ayaa goor dhoweyd caawa toogasho ku dishay guddoomiyihii degmada Xamar jajab ee magaalada Muqdisho.
Alshabaab ayaa sheegatay dilka sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda oo lagu khaarijiyey weerar nooc cusub ah oo ka dhacay degmo…
