War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa lagu soo dhoweeyay warbixintii Guddiga Xqiiqo raadinta IGAD…
Browsing: Djibouti
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shaaca ka qaaday inuu yahay musharax u taagan Dooarshada madaxweynaha dalka Jabuuti ee dhici…
War-saxaafadeed laga soo saaray shir madaxeedkii aan caadiga ahayn ee IGAD ayaa looga hadlay arrimaha Soomaaliya., waxaana ka mida qodob…
Wadahadalkii madaxda Soomaaliya iyo Somaliland ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti.
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa warkii ugu horeeyay kasoo saaray kulan magaalada Jabuuti ku dhex mari doona Madaxweynayaasha Somaliya…
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Federaalka ayaa shaacisay kiisas cusub oo cudurka Coranavirus ah oo laga helay degaanada Soomaalida.
Wasiirkii Maalgashiga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Jabuuti Ali Geulleh Aboubaker ayaa u geriyooday cudurka Coronavirus, kadib markii uu la xanuunsanaa cudurkan.
Wasaaradda Caafimaadka dalka Jabuuti ayaa shaacisay tiradii ugu badneyd ee maalin qura dalkaasi laga helo cudurka Coronavirus.
Dawladda Djibouti ayaa maanta si rasmi ah uga hadashay bayaankii dhawaan ka soo baxay shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta…
Loolanka u dhaxeeya dalalka Jabuuti iyo Kenya ee kursiga Golaha Amniga Q/Midoobay ayaa weji cusub yeeshay, kadib markii dowladda Jabuuti…
Dowladda Kenya ayaa weli sii wada ololaheeda diblomaasiyadeed ee ay ku dooneyso sidii xal loogu heli lahaa dacwadda xuduudka Baddai…
Waxa sii xoogeysatay dooda ka taagan ganacsade kasoo jeeda Somaliland oo ay arrintiisa isku heysaan dowladaha Jabuuti iyo Faransiiska, ayna…
Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maalinta Berri ee Sabtida ah ku soo wajahan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa kulan saddex geesood ah ugu yeetay madaxweynayaasha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Suudaan Cumar…
Dowladda Jabuuti ayaa si lama filaan ah usoo dhoweysay go’aanka Golaha Amniga Qaramada Midoobay uu xayiraadaha uga qaadday dalka Eritrea.
Dalalka Carabta ee taageersan Sacuudiga ayaa bilaabay inay soo saaraan war-saxaafadeedyo lagu taageerayo Boqorka Sacuudiga iyo Go’aanka Sacuudigu ka qaatay…
Dowladda Jabuuti ayaa shaacisayy inaysan suuragaleyn iney shirkadda DP World ay mar kale ku soo noqoto maamulka Dekedda Dooraale, iyadoo…
Eritrea and Djibouti have agreed to normalise ties a decade after a border dispute led to brief military clashes, officials…
Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay inaysan aqoonsaneyn xukunkii kasoo baxay Maxkamadda London ee dhexdhexaadinta Caalamiga ah, kaasoo ku saabsanaa dacwad ay…
Dowladda Jabuuti ayaa ku gacan seyrtay go’aan ay soo saartay Maxkamadda Caalamiga ah ee Dhexdhexaadinta khilaaaadka ee Xarunteedu tahay magaalada…
