Musharax Eng. C/llaahi Cali Xasan oo u tartamay kursiga Aqalka Hoose ee uu banneeyay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa warbixin laga…
Browsing: Doorashada 2016
Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr Nuur Jimcaale Faarax ayaa qarxiyay musuq ka dhacay Doorashada socota ee 2016.
Siyaasiyiin iyo waxgarada ka soo jeeda Beesha Harti ee degta Somaliland ayaa soo saaray qoraal ay diideen go’aano uu soo…
Xubin ka mida Guddiga Doorashada heer Federaal ayaa sheegtay in wasiiru dowlaha Gaashaandhigga Soomaaliya uu dil ugu hanjabay.
Guddiga Doorashooyinka Dadban ee heer Federaal ayaa ku dhawaaqay in la joojiyay howlihii Doorasho ee ka socday magaalada Jowhar ilaa…
Ganacsadaha caanka ah ee Caddow Cali Gees oo shalay 40 cod ku hantay kursiga aqalka hoose ee Baarlamaanka
Maamulka Jubbaland ayaa noqday maamulkii ugu horeeyey ee soo dhameystira Doorashada xildhibaanahada Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya. Magaalada Kismaayo ayaa…
Kursi ka mida kuwa ugu muranka badan ee yaala magaalada Jowhar ayaa goor dhoweyd lagu kala baxay doorashadii ug adkeyd ee…
Wararka laga helayo ilo ku dhow Madaxda Madasha Qaran ayaa sheegaya in muran xoog leh ka jiro xubnaha aqalka sare…
Madaxweynaha xilligiisa dhammaaday ee dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay inuu shir weyn ka dhici doono Muqdisho. Shirkan…
Maamul Goboleedyada Puntland, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa doortay xubnaha u metelaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka cusub.
Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa sheegay in Xubnaha Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare ee Somaliland ka soo galaya Baarlamaanka Soo socda…
Madaxweynihii hore oo Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed (Faroole) oo hadda ah xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare
Magaalada Cadaado ayaa noqotay goobta ugu weyn lacagaha ugu badan lagu kala furto marka ay timaado doorashada 2016.
Agaasimaha Madaxtooyada Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa ku guuleystey kursiga ka mid ah xildhibaanimada Aqalka Hoose, doorashadii ka dhacday…
Doorashadii maanta ka dhacday doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ahaa wejiga saddexaad.
Waxaa sii socda la-ayaabka laga soo diiwaan gelinayo doorashooyinka 2016, gaar ahaan Aqalka hoose.
Waxaa goor dhow soo idlaaday natiijada laba kursi oo ka tirsan Aqalka hoose oo lagu doortay magaalada Cadaado.
Magaalada Jowhar waxaa maanta lagu wadaa in ay ka bilaabato doorashada aqalka hoose ee xildhibaanada maamulka Hirshabeelle kasoo galaya Baarlamaanka…
Loolan adag ayaa loogu jiraa kursiga beesha Cali-gaaf/Waceysle ee aqalka hoose Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
