Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa saaka dib ugu soo laabanaya magaalada Muqdisho, isagoo ka maqnaa muddo 4…
Browsing: Doorashada 2016
Guddiga Doorashada Dadban ee heer federaalka ah ayaa War-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in doorashada 2016 aanay ku dhici…
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa sheegay in caqabad lagu hayo guddiga doorashada Gobolka Hiiraan loo magacaabay.
Madaxweynaha oo mar kale ku baaqay in la dhowro nidaamka iyo habraaca doorashada 2016-ka
Musharaxa u taagan xilka madaxweynaha Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa shalay ku dhawaaqay musharaxnimadiisa isagoo taageerayaashiisa ay soo bandhigeen isu soo bixii…
Musharax kale oo caan ah ayaa maanta ku dhawaaqaya inuu u taagan yahay xilka Madaxweynaha Somaaliya xaflaf ka dhaceysa caasimadda…
Iyadoo ay sii xoogeysaneyso ololaha doorashada 2016 ee Soomaaliya, ayaa waxaa soo badanaya musharixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa dhowaan la filayaa inuu magaalada Muqdisho uga dhawaaqo musharaxnimadiisa xilka Madaxweynaha Soomaaliya.
Musharax la filayo inuu ciriiri geliyo Xasan Sheekh Maxamuud oo doonaya in mar labaad dib loo doorto ayaa lagu wadaa…
Xaflad loogu dabaaldegayo sanadguuradii 4-aad ee markii uu xilka madaxweyne qabtay Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka socota magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xkuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte iyo beeshiisa ayaa qaadacay Doorashada Soomaaliya ee 2016.
Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya ayaa safarkoodii ugu horeeyay uga dhoofay dalka iyagoo tegay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran (MHQ) Doorashada 2016 Muqdisho 6-12 Septembar 2016
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa jawaab culus u diray musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo dib ugu laabtay magaalada Baydhaba ayaa sheegay in lagu Shirkii Madasha.
Xogta aanu ka heleyno ilo ku dhow madaxda Madasha Qaran ee wadatashiga ayaa sheegaya in isbedel lagu sameeyay xubnaha Aqalka…
Madaxweynihii hore ee Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo caawa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa 4tii sano ee Xasan…
Musharixii Madaxweynaha sanadkii 2012 oo dad badan u saadaalinayeen inuu guul ka soo hoyn doono doorashii uu galay ayaa mar…
Wararkii ugu dabeeyay ee shirka Madasha Qaran uga socda magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la isla gartay xubno magaalada Muqdisho laga…
Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa shaki geliyay in doorashada Soomalaiya ay ku dhici karto waqtigii loo…
