Guddiga doorashada dadban ee Somalia ayaa maanta soo saaray xeerar lagu hubinayo Anshaxa Doorashada 2016.
Browsing: Doorashada 2016
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa maanta ku dhawaaqaya inuu u sharxan yahay jagada madaxweynaha Soomaaliya…
Mid ka mida musharixiinta isu sharxay xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee 2106 ayaa qaaday tallaabo aan hore loo arag oo ololihiisa…
Salaad Cali Jeelle oo ka mida siyaasiyiinta xisbiyada siyaasadda ayaa sheegay in kooxda Damjadiid ay qorsheynayaan wax ka bedel ay…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa booqasho kale ku tegay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, isagoo la kulmay dhaxal sugaya dalkaasi Sheekh…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa qoraal ay kasoo saareen Doorashada Soomaaliya ku sheegay inay aad uga xun yihiin dib…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho,Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa difaacay lacagta Kaarka aqoonsiga ee lagu soo rogay inay qaataan dadka…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay war uu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kasoo saaray xaaladda Doorashada ee dalku geli doono, isagoo…
Siyaasiyiinta xildhibaanada ah iyo wasiirada ka soo jeeda beelaha Waqooyi ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay qaadaceen Doorashada 2016.
Haweeneyda lagu maagcaabo Faadumo Dayib oo shaacisay inay tahay musharax u taagan jagada madaxweynaha muddo hore ayaa sheegtay inay wadahadal…
Wasiirka Arimaha Dibada xukuumadda Soomaaliya C/salaan Hadliye Cumar ayaa ka hor yimid in Madaxweye Xasan Sheekh xilka iska sii hayo…
Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa isu sharxay jago xildhibaanimo Baaralmaanka cusub ee la dhisyo dhowaan, waxaana maanta xaflad lagu soo dhoweynayo…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka hadlay muranka ka taagan Aqalka sare iyo dooda ay qabaan xubnaha dowladda…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyay inuu wax ka ogyahay dacwad ka dhex taagan wasaaradda amniga gudaha iyo…
Mashada Qaran ee madaxda Soomaalida oo bedeshay Baarlamaanka Federaalka, lana wareegtay awoodiisii ayaa muddo kordhin u sameysay madaxweynaha Soomaaliya Xasan…
Ciidamada AMISOM ayaa si rasmi ah loo shaaciyay in la geynayo degaanada Galmudug si ay u ilaaliyaan nabadgelyada goobaha ay…
Shirkii ugu danbeeyay ee Madasha Qaran ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa noqday kii ugu go’aano yaraa inta la shaaciyay, iyadoo…
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa geesinimo leh uga hadlay go;aanadii ka soo baxay shirkii Madasha Qaran iyo xaaladda…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku guuleystay inuu isago saxiixo, isla markaana xildhibaanada Beesha Khaatumo ka soo galaya labada…
-Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 02 – 09 Agoosto 2016ka. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda…
