Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa soo jeediyay talo ku saabsan lacagaha laga qaadayo musharixiinta xilka…
Browsing: Doorashada 2016
Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ka mida xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa farriin u diray xildhibaanada labada Aqal ee Soomaaliya.
Musharixiintii ugu badnaa taariikhda ayaa isu soo taagay xilka Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii ay is diiwaan geliyeen…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa heshiis qarsoodi ah la galay mid ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in laba ka mida musharaxiinta ugu cadcad xilka madaxweynaha kulan ku yeeshaan caawa…
Waxaa mugdi sii gelaya doorka Imaaraadka Carabta ee Doorashooyinka Soomaaliya, kadib kulamo iyo is aragyo xiriir ah oo dowladdaasi Khaliijka…
Waxaan jeclaystay inaan tacliiq yar ka bixiyo natiijada gudoomiyaha baarlamaanku suurtagalnimada saamaynta ay ku yeelan karto tartanka madaxweynanimada Soomaaliya,
Musharaxa xilka Madaxweynaha Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba.
Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir ayaa lagu wadaa inuu ku dhawaaqo musharaxnimadiisa Guddoonka Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka ku dhawaaqay maanta in uu…
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu yahay musharax u…
Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed ayaa si weyn u cambaareeyay madaxweynaha maamulkaasi, isagoo dalbaday in laga saaro…
Saddex Musharax oo ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa kulan gaara ku yeeshay magaalada Muqdisho.
Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa si rasmi ah u shaacisay inay u taagan tahay xilka Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka…
Iyadoo 11-ka bishan Janaayo la qaban doono Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxaa maanta bilowday qabashada araajida musharixiinta u taagan Guddoonka…
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa sheegay inuu diyaar u yahay doorashada 11-ka Bishan Janaayo lagu dooran doono Guddoomiyaha Baarlamaanka.
Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa si degdeg ugu yeeray xildhibaanada lagu doortay magaalada Kismaayo.
Musharaxa xilka Madaxweynaha Shariif Sheekh Axmed oo ka mida musharixiinta ugu cadcad ee u taagan tartanka madaxweynaha ayaa qiime cusub…
Musharaxa Madaxweyne Xasan Sheekh maxamuud oo ka mida musharaxiinta u taagan xilka hogaanka sare ee dalka ayaa balanqaad cusub u sameeyay…
