Madaxweynihii hore ee maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa dib dhigtay dhowr jeer inuu yimaado magaalada Muqdisho.
Browsing: Doorashada 2016
https://twitter.com/HEhassansheikh/status/815997651112128512
Guddiga Doorashada Baarlamaanka cusub ee Guddoonka Baarlamaanka iyo madaxweynaha ayaa shaaciyay jadwalka Doorashada guddoonka Baarlamaanka.
Guddiga Doorashada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay xilliga la qabanayo Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya.
Baarlamaaanka cusub ee ka kooban labada Aqal ayaa shalay magacaabay Guddiga Doorashada madaxweynaha iyo Guddoonka Baarlamaanka.
Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumadii KMG ahayd ahna Musharax madaxweyne Maxamed C/llaahi (Farmaajo) ayaa shaaciyay waxa uu uga duwan yahay…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna musharax madaxweyne ayaa eedeyn kulul u jeediyay dowladda Soomaaliya.
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magacaabay Guddi ka kooban 15 xubnood oo loo xil saaray qabanqaabada Doorashada Guddoonka baarlamaanka iyo Madaxweynaha Soomaaliya.
Musharax madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta mar kale yimid magaalada Muqdisho.
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd isku raacay dhismaha Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Soomaaliya.
Waxaa magaalada Muqdisho maanta dib uga bilaabaneysa Doorashada Xubnaha Aqalka hoose ee Somaliland.
Ganacsade caan ah ayaa maanta magaalada Muqdisho uga dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u codeeyay diidmo ka dhan ah Guddiyada Doorashada Dadban.
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lacagtii ugu badneyd dul saaray musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Waxaa Xarunta Shacabka ee Magaalada Muqdisho maanta lagu dhaariyay 15 xildhibaan oo cusub oo ay ka mid yihiin xubno hore…
Tartanka Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo dhowaaday iyadoo la filayo in tartanka uu noqod mid la mida tartankii hore ee…
Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa kulankiisii ugu horeeyay maanta ku yeelanaya magaalada Muqdisho kadib markii la dhaariyay.
Ra’iisal Wasaaraha xilka sii haya ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo Muqdisho ka wada ololihiisa siyaasadeed ayaa taageero weydiisatay…
Madaxweynihii hore ee dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa farriin uu soo diray ku sheegay xaaladiisa iyo…
