Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir ayaa ka hadlay guushii laga gaaray doorashada Soomaaliya iyo waxqabadkii dowladda xilligii ay jirtay.
Browsing: Doorashada 2016
Dowladda Ingiriiska ayaa ku biirtay dowladaha u digay musharixiinta Soomaalida ee heysta dhalashada dalkeeda inay ku kacaan musuqmaasuqa Doorashada Soomaaliya.
Iyadoo uu bilowday ololaha doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa socda qorshe la doonayo in dib xilkaasi loogu doorto Guddoomiyihii…
Guddiga Doorashooyinka Dadban ee heer Federaal ayaa war ka soo saaray dhameystirka Doorashooyinka dalka.
Madasha Qaran ee Soomaalida ayaa dhowaan 18 kursi ku kordhisay xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Musharax Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ololihiisii ugu horeeyay ka bilaabay magaalada Muqdisho tan iyo intii uu dib ugu soo laabtay…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa beeniyay inuu ka tanaasulay Musharaxnimadiisa Madaxweynaha Soomaaliya.
Dowladda Mareykanka ayaa ka dhawaaqisay arrin naxdin ku riday xildhibaanada iyo musharixiinta Soomaalida ee heysta dhalashada dalka Mareykanka.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war ka soo saaray dhaarinta Baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya.
Lix ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ugu baaqay inuu soo farageliyo Doorashooyinka Soomaaliya.
Waxaa goor dhoweyd lagu dhawaaqay guddoomiyeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ah kuwa ugu da’da weyn xildhibaanada la…
Beesha caalamka ayaa war-saxaafadeed culus ka soo saartay Doorashooyinka Soomaaliya, iyadoo ku hanjabtay in laga fiirsan doono taageerada dowladda cusub.
Wararka laga helayo Dugsiga Sare ee Booliska Muqdisho ayaa sheegaya in 11 xildhibaan loo diiday in lagu dhaariyo xafladii maanta…
Dhaarinta xildhibaanada cusub ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ah kii 10-aad ayaa ka socota magaalada Muqdisho.
Beesha Caalamka ayaa si adag u diiday ugana hor timid go’aanadii shalay kasoo baxay Madasha Qaran ee lagu kordhiyay tirada…
Mashada Qaran ayaa fasaxday 7 xildhibaan oo ay hore u laaleen Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashooyinka, iyagoo go;aan ay soo saareen…
Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa maanta isu bedeshay mid xiran oo aan wax dhaqdhaqaaq ah ka socon bartamaha iyo qeybo badan…
4 Kursi oo ka mida kuraastii ay laaleen Guddiga xalinta Khilaafaaadka Doorashooyinka ayaa la go’aamiyay in dib loogu noqdo oo lagu…
Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa isla gaaray inay taageeraan…
Doorashada Madaxweynaha Dowladda cusub ee Soomaaliya ayaa mar kale dib u dhacay iyadoo waqti cusub oo galay sanadka 2017.
