Browsing: Doorashada 2016
Iyadoo dhowaan la kordhiyay xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan xubnaha soo gaaray…
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa wada inuu xilka uu hayo u adeegsado ololaha Doorashada…
Ganacsade doonaya inuu maalgasho xilka ugu sareeya Soomaaliya ayaa si rasmi ugu dhawaaqay maanta inuu yahay musharax u taagan xilka…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland ayaa si degdeg ah qeybiyay 3-da xubnood ee cusub oo maamulkiisu ka helay xubnaha lagu kordhiyay…
Doorashada qaar ka mida xildhibaanada Gobolada Waqooyi ayaa maanta mar kale ka dhacday magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka hor yimid xubnaha lagu kordhiyay Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ee maanta dhacday Muqdisho ayaa lagu doortay mas’uul ka tirsan madaxtooyada Villa Somalia.
Xildhbaanno cusub ayaa maanta lagu dooranayaan magaalada Muqdisho, iyadoo ka mid noqonada Aqalka hoose ee Baarlamaanka. Doorashooyinka Gobollada Waqooyi oo…
Shirkii Madasha Qaran ee ku soo dhammaaday Muqdisho xalay saqdii dhexe ayaa laga soo saaray go’aan dib loogu laabanayo kuraastii…
Shirkii Madasha Qaran ee magaalada Muqdisho ayaa xalay saqdii dhexe la soo gabageeyay iyadoo laga soo saaray qodobo cusub oo…
Xilliga la dhaarinayo Baarlamaanka cusub ee Federaalka Soomaaliya, labadiisa Aqal ayaa la shaaciyay kadib markii ay dib u dhacday.
Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashada Dadban ayaa soo gabagabeeyay shaqadooda iyagoo difaacay 11-ka kursi ee ay laaleen.
Musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ee Doorashada 2016 ayaa mid waliba sameystay hal-ku-dhig iyo halheys ku saabsan ololaha Doorashadooda.
Shirkii ugu dheeraa Madaxda madasha Qaran ee Muqdisho ka furmay 15-kii bishan Disembar ayaan weli soo idlaan iyadoo mugdi badan…
Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa afka furtay isagoo doorashada Soomaaliya ku tilmaamay mid musuq iyo handadaad lagu maamulay…
Madaxweynaha xilligiisa dhammaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu mar kale u sharxsan yahay xilka. Wuxuu halheys ka dhigtay DHAMEYSTIRKA QABYADIISA,…
Guddiga Doorashada Heer Federaal ayaa ka hor yimid go’aan ay soo saareen shalay guddiga Doorashada Gobollada Waqooyi ee Somaliland.
Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay odayaal la sheegay inay ka mid ahaayeen ergadii magaalada Cadaado ku soo dooratay xildhibaanada Aqalka…
Waxaa mar kale maanta Magaalada Muqdisho ka bilaabatay Doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliland.
