Guddiga Doorashada ayaa shaaciyay musharixiinta maanta 22 Disembar 2016 ku tartamaya Doorashada Aqalka hoose ee ka dhaceysa Muqdisho.
Browsing: Doorashada 2016
Qoraal ka soo baxay Beesha caalamka ayaa si cad loogu sheegay in shaki weyn geli doono haddii aan tallaabo laga qaadin…
Guddiga doorashooyinka beelaha Waqooyi ayaa shaaciyay xilliga la dooranayo xildhibanada Aqalka sare ee kasoo jeeda Somaililand.
Madasha Qaran ayaa isla gartay in si weyn loo xakameeyo musharixiinta fara badan ee isu taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Taliyaha Ciidanka Booliska Gen. Maxamed Shiikh Xasan xaamud ayaa si cad u sheegay inuu olole ugu jiro dib u doorashada…
Shirka daba dheeraaday ee Madaxda Madasha Qaran uga socday magaalada Muqdisho ayaa go’aano hordhac ah lagu gaaray.
Magaalada Muqdisho ayaa si weyn maanta loogu soo dhoweeyay musharaxa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Olole ay wadaan siyaasiyiin iyo xildhibaano ka soo jeeda maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka hor yimid qorshaha musharaxnimada Shariif Xasan…
Iyadoo ay xowli ku socoto ololaha doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee aan la ogeyn xilliga la qabanayo ayaa waxaa sii kordhaya…
Kooxda ololaha musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tallaabooyin aan hore loo arag ka sameeyay magaalada Muqdisho.
Waxaa maanta mar kale dib u bilaabaneysa doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee beelaha Dirta Waqooyi, kadib markii dhowr maalmood la…
Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa laalay laba kursi oo ka mida Aqalka hoose oo lagu doortay magaalada Muqdisho.
Musharixii ugu horeeyay ee xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa si rasmi ah u bilaabay ololihiisa xilka madaxweyne.
Musharaxa xilka madaxweynaha Soomaaliya C/qaadir Cosoble Cali ayaa wada olole weyn oo uu doonayo in looga hortago fursadaha uu dib…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa markii labaad ka baaqsaday shirka Madaxda Madasha Qaran ee ka…
Dhaqdhaqaaqa taageerayaasha Musharaxa madaxweynaha Maxamed C/llaahi Farmaayo ayaa si weyn looga dareemay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in shirkii Madaxda Madasha Qaran ee Madasha la isku mari la’ yahay.
Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa shahaadooyin siiyay xildhibaano kuraastooda muran ka taagnaa oo beesha caalamka ay daba joogtay.
