Wararka laga helayo Guddiga Doorashada Dadban ayaa sheegaya in dib u dhac hor leh ku yimid waqtigii loo qabtay Doorashada Madaxweynaha…
Browsing: Doorashada 2016
Iyadoo ay soo dhowaaneyso xilliga Doorashada Madaxda sare ayaa waxaa la shaaciyay shuruudaha laga rabo qofka isu sharxaya xilka Madaxweynaha…
Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada ayaa beesha caalamka gaarsiiyay war cusub oo ku saabsan xaaladda ay ku shaqeeyaan iyo dhibaatooyin soo…
Ra’iisal wasaarihii hore ee dowladii KMG ahayd Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa isu sharxay musharax madaxweyne tartanka doorashada 2016.
War uu soo saaray Guddiga Doorashooyinka dadban ayaa lagu sheegay in la hakiyay Doorashadii xildhibaanada beelaha Waqooyi ee ka socotay…
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa qoraal uu soo saaray dalab culus u diray Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka.
Maamul Goboleedyada dalka ayaa Shahaadooyin siiyay xildhibaanada lagu doortay xarumaha maamuladooda, taasoo keentay su’aal ku saabsan sharcinimada arrintan iyo halka…
Guddiga madaxda bannaan ee xalinta khilaafaadka Doorashooyinka ayaa qoraal aan hore loo arag oo aad u culus ugu jawaabay guddiyada…
Xaruntii lagu dhaarin lahaa xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu diyaariyay magaalada Muqdisho.
Baarlamaanka Soomaaliya waxaa ka mid noqday tiradii ugu badneyd ee xildhibaanno haween ah taariikhda kadib markii qoonde gaareys 30% loo…
Mid ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya oo taageerayaal badan ku leh Soomaaliya ayaa la filayaa inuu ugu danbeyn tago…
Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa indhaha saxaafadda ka qarsoomay muddo ka badan toddobaad kadib markii uu Muqdisho ku tegay socdaal…
Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ayaa Shahaadooyinka u diiday laba ka mida xildhibaanadii lagu doortay magaalada Jowhar oo la laalay natiijadii…
Guddiyada Doorashooyinka heer maamul Goboleed ayaa qoraal ay wadajir u soo saareen ka hor yimid go’aankii Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka.
Musharax Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa farriin Video ah uu soo diray ku sheegay inuu musharax u yahay dadka Soomaaliyeed oo…
Mid ka mida musharixiinta Xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku hanjabay inuu ka fiirsanayo ka qeybgalka tartanka Doorashada.
Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa ugu danbeyn laalay 11 kursi oo ka mida aqalka hoose, kuwaasoo lagu soo doortay 4 magaalo…
Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashada ayaa laalay natiijada kuraas dhowr ah oo lagu doortay magaalooyinka kala duwan ee maamulada dalka.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in maxkamad ay maanta Dil toogasho ah ku xukuntay mid ka mid ergooyinkii…
