Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in diyaarad gaar ah ay halkaasi saaka ka qaaday Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.
Browsing: Doorashada 2016
Sawirrada musharrixiinta madaxweynenimada Soomaaliya ayaa ka muuqda boodhadhka Muqdisho. Haddayna bulshadu u codaynaynin maxay isku xayaysiinayaan?
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyay warar la isla dhex maryay muddooyinkan badan oo ku saabsan kaalinta Imaaraadka Carabta…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa noqday maamulka ugu liita ee ka hor yimid qoondada haweenka ee Doorashada Aqalka hoose.
Khilaaf ku saabsan sharcinimada xildhibaanada lagu doortay magaalada Cadaado ayaa ka soo shaac baxay Guddiyada Doorashada heer Gobol ee Galmudug…
Guddiga Doorashada Dadban ee heer federaal ayaa la yimid qorshe aqoonsiga xildhibaannnimo loogu diiday xildhibaano la sheegay inay dacwad ka taagan…
Musharax cusub ayaa ku soo biiraya tartanka doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado inuu aakhirka bishan ka dhaco magaalada Muqdisho.
Iyadoo Doorashada xildhibaanada ka soo jeeda beelaha Waqooyi ee Somaliland ay ka socoto Muqdisho ayaa maanta la doortay xildhibaano cusub.
Shir saacado badan qaatay oo looga hadlay xaaladda dalka iyo Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay Guriga C/raxmaan Faroole ee…
Magaalada Garowe, gaar ahaan xarunta Jaamacadda Bariga Africa waxaa maanta lagu doortay xildhibaanadii ugu danbeeyay ee Baarlamaanka Federaalka. Xildhibaanada la…
Magaalada Cadaado waxaa lagu soo gabagabeeyay doorashadii 2016 ee labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Doorashada Aqalka Hoose ayaa maanta lagu wadaa in lagu dhameystiro Magaalada Garowe iyadoo xildhibaano dhowr ah isla maanta la doortay.
Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa shahaadooyin guddoonsiiyay xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka oo lagu doortay magaalada Cadaado.
Waxaa magaalada Garowe ka dhacay maanta Doorashada Aqalka hoose ee Baarlamaanka oo dib loo amba qaaday, waxaana ku soo baxay…
Doorashada aqalka hoose ee xildhibaanada ka soo jeeda Somaliland ayaa mar kale maanta dhacday xarunta Gaadiidka Booliska ee magaalada Muqdisho.
Fanaanka Caanka ah ee Farxaan Xidig ayaa looga guuleystay doorashada Aqalka Hoose ee Gobolada Waqooyi ee maanta ka dhacday magaalada…
Kursigii ugu danbeeyay ee Beesha Mareexaan ee yaala magaalada Cadaado, kana mida Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in doorasho aan hore loo arag ay halkaasi ka dhacday saaka.
Doorashada xubnaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka ayaa goor dhoweyd ka bilaabtay xarunta Gaadiidka Booliska magaalada Muqdisho.
Ergeyga Q/Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa qoraal uu soo saaray ugu sheegay madaxda Madasha inay go;aan ka gaaraan khaladaadka…
