Magaalada Cadaado maanta waxaa ka dhacday Doorashada hal kursi oo ka mida Aqalka Hoose ee Baarlamaanka cusub.
Browsing: Doorashada 2016
Musharaxa u taagan xilka madaxweynaha Jibriil Ibraahim Cabdulle wuxuu ka mid yahay kuwa ugu cadcad tartanka xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Guddiga Doorashooyinka Heer Gobol ayaa madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble mar kale ku soo eedeeyay inuu faragelin ku hayo Doorashada…
Shirkii Madasha Qaran ee madaxda Soomaalida iyo wakiilada Beesha Caalamka ayaa lagu soo gabagabeeyay, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed.
Wararka laga helayo Shirka Madasha Qaran ee madaxda Soomaalida uga socday magaalada Muqdisho ayaa lagu gaaray Qodobo hordhac ah.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid iyo saaxiibkiis ahna ku xigeenkiisa Maxamed Cumar Carte ayaa ku kala tegay Doorashada Dadban ee…
DAAWO: Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Somaliya iyo Baasaboorada Ajnabiga ee ay wataan
Maamulka Puntland ayaa dib u fasaxay doorashada Aqalka hoose ee Baarlamaanka, kana socotay magaalada Garowe kadib cadaadis uga yimid beesha…
Doorashad xubnaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka, kana soo jeeda Somaliland ayaa la shaaciyay inay beri oo Jimce dib uga…
Guddiga Gaarka ah ee fulinta Doorashada Somaliland ayaa soo saaray sida gobollada Waqooyi loogu qeybiyay xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir, ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa farriin cabsi leh u dirtay xildhibaanada cusub.
Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle waxaa lagu doortay 36 xildhibaan oo ka tirsan Aqalka hoose ee Baarlamaanka.
Magaalada Baydhaba waxaa lagu soo gabagabeeyay doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka, iyadoo la doortay 69 xildhibaan.
Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ku soo baxay Kursiga Aqalka Hoose ee Beeshiisa.
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda xilligeedu dhammaaday Maxamed Cumar Carte ayaa ku soo baxay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.
Doorashada xildhibaanada Dirta Waqooyi ee ka soo jeeda Somaliland ayaa maanta ka bilaabtay magaalada Muqdisho.
Qoraal uu ku saxiixan yahay ergeyga Q/Midoobay ee Soomaliya Micheal Keating ayaa looga digay inay Doorashada Soomaaliya ka dib dhacdo…
Ra’iisal wasaaraha xilka siihaya Cumar C/rashiid Cali ayaa taageeray go’aan ay soo saareen 13 oday oo ka tirsan odayaasha Dirta…
Madaxweynaha xilk sii haya ee Soomaaliya ayaa maanta ka tegay magaalada Kismaayo, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay.
Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Xasan Sheekh Maxamuud ee xilka sii haya ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo.
