Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: Cumar C/rashiid iyo Saaxiibkiis Maxamed Cumar Carte oo ku kala tegay Doorashada 2016

    XOG: Cumar C/rashiid iyo Saaxiibkiis Maxamed Cumar Carte oo ku kala tegay Doorashada 2016

    December 8, 20162 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid iyo saaxiibkiis ahna ku xigeenkiisa Maxamed Cumar Carte ayaa ku kala tegay Doorashada Dadban ee 2016.

    Ra’iisal wasaare Cumar Carte ayaa xilka ku xigeenka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya u magacaabay nin ay saaxiib dhow yihiin kadib markii xilkaasi loo dhiibay isagoo ahaa ra’iisal wasaarihii saddexaad ee ka hoos shaqeeya madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

    Maxamed Cumar Carte ayaa si dhow ula shaqeynayay saaxiibkiis tan iyo intii uu xilkaasi qabtay laakiin ugu danbeyn waxay soo gabagabowday saaxiibtinimadaas dhowaan markii la guda galay ololaha Dooroshada dadban.

    Isku dhacay saaxiibada ay siyaasaddu kala geystay ayaa salka ku haya muran muddo dheer ka soo taagnaa Aqalka sare iyo qoondada Dirta Waqooyi oo Beesha Cumar C/rashiid iyo Puntland ay ku dhegan yihiin inay qeyb ka helaan qoondada Somaliland, waxaana arrinta uga sii daray markii Cumar C/rashiid faragelin ku sameeyay odayaasha dhaqanka Dirta Waqooyi oo taageerayaal uu ka sameystay.

    Siyaasiyiin Beelaha kasoo jeeda Somaliland ayaa waxaa ka hoos sameysmay musharixiin iyo odayaal taageersan Cumar C/rashiid, taasoo keentay heer odayaasha Beelahaasi ay dalbadaan in Doorashada Dirta Waqooyi lagu qabtay xarunta Xalane arrintaas oo uu taageeray Cumar C/rashiid.

    Ra’iisal wasaare ku xigeenka ayaa dadaal aan kala har lahayn u galay inuu ka hortago qorshaha Cumar C/rashiid, isagoo jawaab cad u diray, kuna adkeystay inaysan jirin doorasho loo rarayo xarunta UN-ka ee Xalane.

    Inta badan siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland ee Muqdisho ayaa hadda taageeraya madaxweyne Xasan Sheekh, waxaana muuqata in Cumar C/rashiid ay tallaabooyinkiisa u soo jiideen inuu lulmiyo codadka beeshan, inkastoo uu rajo ka qabo inuu dhaqaale ku furdaamin karo.

    Wadani.com

    Cumar C/rashiid Doorashada 2016 Maxamed Cumar Carte Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO: Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Somaliya iyo Baasaboorada Ajnabiga ee ay wataan
    Next Article Sacuudiga oo si lama filaan ah u joojiyay xoolihii uu ka soo dhoofsan jiray Soomaaliya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo