Shir deg deg ah oo ay maanta oo Sabti ah 18/06/2016 isugu yimaadeen Xisbiyada Siyaasadeed ee aan weli sharciyeysneyn ayaa…
Browsing: Doorashada 2016
Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee Doorashooyinka Xaliimo Ismaciil Ibraahim ayaa ka hadashay mustaqbalka Guddigeeda iyo guddiga cusub ee Doorashooyinka oo uu dhowaan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Hirgelinta Doorashooyinka…
Guddiga doorashada 2016 ee heer federaal ayaa lagu magaacabay wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo guddiga…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Guddiga Doorashooyinka Dalka ee heer federaal oo ka Kooban 22 Xubnood, isagoo…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta wax ka bedel ku sameeyay labo qodob oo ka mida Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya.…
Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa ka hadlay xaaladda doorashada dalka oo muddo kooban ka hartay, wuxuuna sheegay in la sameeyay…
Warar xog ogaal ah oo ay heshay Mareegta Wadani.com ayaa sheegaya in hogaamiyeyaasha Madasha Qaran ugu jira Beesha Daarood ay…
Wadani.com waxay idin soo gudbineysaa sida maamul goboleedyada u qeybsadeen xubnaha xildhibaanada Baarlamaanka Aqalka hoose ee dhan 275 oo maamul…
Magaalada Baydhaba ayaa la sheegay in lagu dooran doono xildhibaanada ugu badan Baarlamaanka Federaalka cusub ee Soomaaliya 2016. Shirkii Madasha…
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qodob halis ku ah doorashada 2016 oo uu musharax u yahay, qodobkaas oo…
Madasha Hoggaanka Qaran ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 29-ka May ilaa 02-da June 2016. Kulanka oo uu shir-gudoomiyay Madaxweynaha…
Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee u socda madaxda Soomaalida ee ku shiran Muqdisho ayaa la sheegay in go’aan aan weli…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa kulan qado ah oo uu dhowaan la qaatay xildhibaanada Beesha Hawiye uga xog…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay go’aan cabsi badan laga qabay oo ku saabsan muddo kororsi loo sameeyo…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo hadda haya xilka kusimaha Madaxweynaha dalka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa diiday inuu qaabilo…
Beesha Caalamka ayaa si buuxda u soo dhoweysay, isla markaana taageertay wareegtadii uu madaxweyne Xasan Sheekh ku ansixiyay Heshiiska Doorashada 2016,…
adaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray xeer uu ku go’aaminayo hannaanka doorashada dadban ee sannadka…
Kulano adag oo aan caadi ahayn ayaa magaalada Muqdisho uga socda madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulada dalka, kadib…
Wax ka bedelka heshiiska qaabka doorashada 2016 ayaa la isku mari waayay, iyadoo meel xasaasi ah ay mareyso arrinta guddiga…
