Dowladda Mareykanka ayaa tallaabo aan hore loo arag qaaaday kadib markii ay faragelin ku sameysay Baarlamaanka Soomaaliya, si ay ugu…
Browsing: Doorashada 2016
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saacado qaatay oo adag la yeeshay Guddiga Baarlamaanka Federaalka u saaray arrinta heshiiska…
Beesha Caalamka ayaa farriin ay u soo dirtay Baarlamaanka Soomaalida waxay walaac ka muujisay daahinta heshiiska doorashada ee madaxda Soomaalida…
Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ka hor yimid in Baarlamaanka Federaalka uu wax ka bedel ku sameeyo heshiiska Doorashada…
Waxaa dhowaan Magaalada Jabuuti kulan xasaasi ah ku yeeshay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynihii hore ee…
Dood kulul ayaa xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kala hor yimaadeen heshiiska Qaabka doorashada 2016 ee ay gaareen madaxda dowlada Federaalka iyo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiir ayaa Baarlamaanka Federaalka ka codsaday inuu ansixiyaan Heshiiska qaabka Doorashada ee 2016 oo ay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa kashifay qorshe muddo kordhin ah oo dowladda Federaalka u baahan tahay si loo qabto doorashooyinka…
Machadka Cilmi-baarista iyo Daraasaadka Soomaaliyeed ee la magac baxay Heritage, xaruntiisuna tahay magaalada Muqdisho ayaa Baarlamaanka Soomaaliya u soo jeediyay…
Iyadoo la galay xaaladda kala guurka ah ee dowladda Federaalka, isla markaana qarka loo saaran yahay doorashada xilalka sare ee…
Maamul goboleedka Puntland ayaa tallaabo khilaaf hor leh abuuri karta xilli lagu jiro qabanqabaada doorashada 2016, kadib markii uu magaalada…
Musharax culus oo mug weyn ku leh xaaladda Soomaaliya, isla markaana ay isku jufo yihiin Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo…
Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inaan siyaasadda Soomaaliya laga dhamaan oo qof waliba ku…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku usgan Washington ee dalka Mareykanka ayaa sheegay inuu ka qeyb galayo doorashada dalka…
Waxaa Magaalada Muqdisho ku soo fool leh madaxweynayaasha maamulada dalka oo shir madaxeedkii Madasha Qaran uga furmi doono magaalada Muqdisho.…
Shirkii Madasha Qaran ee Soomaalida uga socday magaalada Kismaayo ayaa lagu wadaa in lagu soo afjaro halkaasi galabta iyadoo laga…
Maamulka Puntland ayaa si cad u sheegay inuu fashilmay shirkii Madasha Wadatashiga Qaran e Muqdisho lagu soo xiray shalay, kadin…
Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran Muqdisho oo caawa la soo gabagabeeyay waxaa kasoo baxay qodob ay ka mid yihiin: Inaan wax…
Shir ay qaar ka mida siyaasiyiin iyo waxgarada Beesha Muddulood ku lahaayeen maanta Hotelka Naasa-hablood 2 ayaa la kala diray…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu maanta ka jeediyay shirka Madasha ee wadatashiga ee magaalada Muqdisho ayaa ka…
