Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland lagu doortay Senatoor cusub oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Browsing: Doorashada Aqalka Sare
Doorashada maanta oo ay kusoo baxayaan shan Senator ayaa ka xamaasad yar tii shalay, inkastoo kuraasta qaarkood lagu tartamayo.
Mid ka mida Aqoonyahannada mucaaradka ahaa ee sida uga hor yimid dowladii uu hogaaminayey Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaday ee Maxamed…
Ergada kasoo jeeda Somaliland waxaa ka muuqatay inaysan badankooda taageerin musharixiinta u calaamadeysaa inay taageero ka helayaan Farmaajo.
Waxaa maanta xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho ka dhaceysa Doorashada Kuraastii ugu horeysay ee Aqalka Sare ee Senatoorada kasoo jeeda…
Guddiga Doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa diiwaan geliyay musharax cusub oo la sheegay inuu la tartami doono Cabdi Xaashi…
Saddex ka mida Ra’iisal wasaare ku xigeennadii hore ee Soomaaliya, kana soo jeeda Gobollada Waqooyi ee Somaliland ayaa ka hor…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xashi C/llaahi iyo Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa wadajir usoo saaray liiska musharixiinta…
Fowdo iyo buuuq ayaa hareeyay kursigii labaad ee Aqalka Sare oo Doorashadiisa caawa ka socotay magaalada Jowhar, markii lasoo gabagabeeyay…
Kursi ka mida kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa looga haray Ganacsade ka mid ahaa mushariixinta, waxaana khilaafka ka…
Doorashadii Aqalka Sare ee ka socotay magaalada Jowhar ee maamulka Hirshabelele ayaa dib u dhac ku yimid maanta, kadib khilaaf…
Waxaa magaalada Jowhar maanta mar kale ka dhaceysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo Hal kursi kaliya amanta…
Waxaa maanta magaalada Jowhar ka dhaceysa doorashada saddex kursi oo ka mida Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, lagana soo doorto…
Senatar Xaaji Muuse Suudi Yalaxow oo mar kale u taagan xilka kursi ka tirsan Aqalka Sare ayaa maanta khudbad u…
Waxaa lasoo gabagabeeyay shalay diiwaan gelinta Musharixiinta u taagan kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, lagana soo doorto maamulka Hirshabeelle.
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa la filayaa inuu saacadaha soo socda soo saaro liiska Musharixiinta Aqalka Sare ee laga…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa culeysyo soo food saaray dartood la sheegay inuu furayo tartanka kuraasta Aqalka sare ee…
Waxaa magaalada Baydhaba lagu soo gabagabeeyay Doorashada saddex kursi oo ka tirsan Aqalka Sare ee B aarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Wasiirkii Gaashaandhigga xukuumadda xilgaarsiinta Xasan Xuseen Xaaji ayaa noqday Senatoor ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, kadib doorasho goor…
