Magaalada Cadaado ayaa laga dareemayaa ololaha doorashada madaxweynaha maamulkaasi oo loo asteeyay inay dhacdo 10-ka bishan April.
Browsing: doorashada Galmudug
Madxaweynihii hore ee maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa taageeray baaqii kasoo baxay maamulka Ahlu suna oo ku saabsanaa in…
Maamulka Ahlusunna ee Gobolada Dhexe ayaa dalbaday in dib loo dhigo Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu wado in la qabto…
Gudoomiyaha Barlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa cad u soo diray Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Baarlamaanka Galmudug uu isku raacay waqtiga la qabanayo…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug ayaa ka hor yimid dalabkii kasoo yeeray Ra’isal wasaaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre…
Raiisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa faragelin toos ah ku sameeyay doorashada maamulka Galmudug, kadib markii uu dalbaday in…
Dib u dhac ayaa soo wajahay doorashadii madaxweynaha cusub ee Galmudug oo lagu waday inay maanta ka dhacdo magaalada Cadaado.
Ciidamada AMISOM ayaa si rasmi ah loo shaaciyay in la geynayo degaanada Galmudug si ay u ilaaliyaan nabadgelyada goobaha ay…
Waxaa goor dhow ka furmay Hoolka Kafaalo ee Magaalada Cadaado doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Galmudug iyadoo ay goobjoog…
