Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»TOOS CADAADO: Akhriso Natiijada Doorashada Madaxweynaha Galmudug

    TOOS CADAADO: Akhriso Natiijada Doorashada Madaxweynaha Galmudug

    July 4, 2015Updated:July 4, 20153 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa goor dhow ka furmay Hoolka Kafaalo ee Magaalada Cadaado doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Galmudug iyadoo ay goobjoog yihiin marti sharaf iyo dadkii ugu faro badanaa abid halkaasi isugu yimaada.

    004

    Shirka oo uu hogaaminayo guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug  Cali Gacal Casir waxaa ugu horeyn hadalka qaatay wasiirka arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaaan Odowaa oo u mahad celiyay intii ka soo qeyb qaadatay inuu shirka najaxo soona gaarsiisay heerka uu marayo.

    Waxaa dhowaan bilaaban doonta doorashada oo si weyn ay ugu loolamayaan 6 musharax oo u taagan jagada madaxweynaha iyo 6 kale oo u ordeysa madaxweyne ku xigeen, halkan ayaad kala socon doontaan natiijada. Insha Allaah

    LIISKA MUSHARAXIINTA U TAAGAN JAGADA MADAXWEYNAHA

    1. Axmed C/salaan Xaaji Aadan

    2. Axmed Macalin Fiqi

    3. C/kariin Xuseen Guuleed

    4. Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid)

    5. Maxamed Cilmi Afrax

    6. Xasan Maxamed Nuur Qalaad

    10:35 … Waxaa bilaabatay codeyntii jagada madaxweynaha iyadoo xildhibaan kasta magaciisa loogu yeerayo, kadibna inuu codeeyay la baahinayo. waa qaab laga dhaxlay shirkii Carte oo weli si weyn looga isticmaalo Soomaaliya.

    11:54: Xildhibaankii ugu danbeeyay ayaa hadda codkiisa dhiibtay, waxaa hadda la galaya tirintii codadka la dhiibtay iyadoo musharax kasta oo wakiil u dirsanayo goobta codka lagu tirinayo….

    11:30….. Waxaa dhamaaday tirintii codadka, waxaana hadda socota in musharax waliba codadkiisa la tiriyo si loo ogaado:

    1. Axmed C/salaan Xaaji Aadan

    2. Axmed Macalin Fiqi

    3. C/kariin Xuseen Guuleed

    4. Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid)

    5. Maxamed Cilmi Afrax

    6. Xasan Maxamed Nuur Qalaad

     

    Natiijadii Wareega koowaad

    1-Musharax Axmed Macalin Fiqi 29 Cod.
    2- Musharax Cabdikariim Xuseen  29 Cod
    3-Musharax Axmed CabdiSalan 12 Cod
    4-Musharax Maxamed Afrax 10 Cod.
    5-Musharax Qeybdiid 6 Cod
    6- Musharax Qalaad 3 Cod .

    Wareega saddexaad waaa isugu soo haray

    1- Musharax Axmed Macalin Fiqi.
    2- Musharax Cabdikariim Xuseen
    3-Musharax Axmed CabdiSalan

    Waxayna ku tartami doonaan codeyn kale, oo hadda bilaabatay

    Natiijadii Wareega labaad

    Natiijada wareegii labaad ayaa noqotay sida soo socota:

    1- Musharax Axmed Macalin Fiqi 32 Cod.
    2- Musharax Cabdikariim Xuseen  43 Cod
    3-Musharax Axmed CabdiSalan 15 Cod

    Waxaa loo gudbay wareegii saddexaa oo ay isugu soo hareen labada musharax ee ugu horeeya, mar haddii la waayay musharax hela 45 cod.

     

    Natiijadii Wareega sadexaad

    Natiijada wareegii saddexaad ayaa noqotay sida soo socota:

    1- Musharax Axmed Macalin Fiqi 40 Cod.
    2- Musharax Cabdikariim Xuseen  49 Cod

    Sidaasina waxaa xilkii madaxweynaha GALMUDUG ku guuleystay C/KARIIN XUSEEN GUULEED. waxaa si rasmi ah hadda loogu dhawaaqay guusha C/kariin iyadoo sawaxan iyo dabaaldeg ay bilowdeen

    Dhammaad

     

    [ad name=”HTML-1″]

     

    [ad name=”HTML-6″]

    Cadaado toos doorashada Galmudug
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCADAADO: Musharixiin bilaabay inay dhaariyaan xildhibaanada ay codka ka iibsanayaan..!
    Next Article DEGDEG: C/kariin Guuleed oo ku guuleystay madaxweynenimada Galmudug

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo