Dowladda Somalia ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray Doorashada maamulka Jubbaland ee la filayo inay dhowaan dhacdo.
Browsing: Doorashada Jubbaland
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, kadib safar muddo qaatay oo uu…
Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdi (C/rashiid Janan) oo Wasiirka ugu dhow iyo gacan-yaraha madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa magaalada Kismaayo kulan kula yeesahy Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto oo…
Wasaarada arrimaha gudaha ee maamulka Jubbaland ayaa jawaab kulul ka bixisay War-saxaafadeed xalay ay soo saartey Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay mabaa’diida iyo Habraaca guud ee Doorashooyinka dowlad goboleedyada dalka.
Qaar ka mida odayaasha dhaqanka degaaanada Jubbooyinka iyo Guddiga Doorashada Jubalanad ee uu magacaabay Madaxweyne Axmed Madoobe oo isku raacay…
Waxaa magaalada Kismaayo maanta kulan ku yeeshay Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo madaxda AMISOM oo uu hoggaaminayeenWakiilka Midowga…
Ciidamada maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe ayaa kala eryay dadweyne isugu soo baxay soo dhaweyntaa Musharax sheegay inuu u taagan…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa magacaabay Guddiga madaxa Bannaan ee ee Xuduudaha iyo Doorashada ee Jubbaland.
