Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay Doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, iyadoo iska fogeysay inuu jiro musharax ay wadato.
Browsing: Doorashada K/Galbeed
Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa la sheegay inay halis amni soo food saartay,…
Qaar ka mida xildhibannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa si weyn…
Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya ee waqtigiisu sii dhammaaneyso Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si weyn ugu eedeeyay dowladda…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay inuu halkaasi gaaray musharax si weyn looga dareemay magaalada oo halkaasi la tegay…
Musharaxa xilka madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaliya weliba ah Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Xukuumadda Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta…
Dowladda Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay inay faragelin ku heyso doorashada maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, iyadoo magaalada Baydhaba u dirtay…
Waxaa magaalada Baydhaba gaaray Laba gaari oo ah nooca aanay xabaddu karin oo laga diyaarad gaara ay ka qaaday Garoonka…
Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud oo ahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in Sheekh Mukhtaar Roobow ay wax badan uga…
Xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda maamulka K/Galbeed ayaa ayaa War kasoo saaray xaalada maamulka Koonfur Galbeed…
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa farriin u diray dadka K/Galbeed ee Soomaaliya oo dhowaan…
Aadan Maxamed Nuur Saransoor oo ka mida musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa shaaciyey in madaxweynaha…
Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa isku raacay in aakhirka sanadkan la qabto doorashada madaxweynaha Maamulkaasi.
