Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna musharax madaxweyne oo doonaya in dib loo doorto ayaa noqday musharaxa ugu weyn ee wada…
Browsing: Doorashada
Khilaaf cusub ayaa ka soo shaac baxay doorashada xubanaha Aqalka sare ee kasoo jeed Somaliland iyadoo la filayay in la…
Musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa saf dheer u galay qaabilaadda ergayga Q/Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating.
Kulankii ugu horeeyay ayaa dhex maray shalay wakiilada beesha caalamka, guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka iyo qaar ka mida musharixiinta madaxweynaha.
Musharixiin u taagan xilka madaxweynaha ayaa magaalada Kambala ee dalka Uganda ka soo saaray baaq ka kooban 6 qodob oo…
Mushariixinta madaxweyne ee Shariif Sheekh Axmed, C/raxmaan Faroole iyo Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa kulan gaara oo ay ku yeesheen…
Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay mar kale dib u dhacdo, iyadoo dhowaan la doortay guddoonka cusub ee Baarlamaanka…
Wasiiru dowlihii xukuumadii hore ee Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xiddig oo ku guuldarreystay tartankii gudoonka Baarlamaanka ayaa sheegay inuu heysto isbaheysi…
Doorashadii Guddoomiye ku xigeenada koowaad iyo ayaa lagu ka baxay goor dhoweyd iyadoo ay ku kala guuleysteen C/weli Sheekh Ibraahim…
Musharaxa uu wato madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa qarka u saaran inuu ku guuleysto…
Afar musharax oo qura ayaa isugu soo haray tartanka guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka koowaad iyo labaad.
Tirinta Codadka Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka ayaa hadda soo dhammaatay iyadoo ay tartameen 10 musharax.
Maqaalkan waxaan ku falanqeynayaa aragtideyda ku aadan doorashada GuddoomiyeJawaare iyo waxa ay ka dhigan tahay, sababaha sida aqlabiyada leh loogu…
Magaalada Muqdisho ayaa maanta haawaneysa inteeda badan kadib markii wadooyinka waaweyn ay xireen ciidamada dowladda Federaalka.
Musharixiinta u taagan Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray tiradii ugu badnaa, kadib markii ay is diiwaangeliyeen in ka badan 20…
Warsaxaafadeedkii ugu dambeeyay ee ay Beesha Caalamku kasoo saartay doorashooyinka Soomaaliya ayaa si adag looga digay
Xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka oo ka soo jeeda Puntland ayaamagaalada Muqdisho kulan ku yeshay iyadoo uu kulankaasi ka qeyb…
Guddiga Doorashada Heer federaal ayaa gudbiyay liisaska labada aqal ee Baarlamaanka Cusub, isagoo ka reebay 11-ka xubnood ee la laalay…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ah musharax u taagan xilka madaxweynaha ayaa goor dhow ka degay…
