Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada ayaa baabi’iyay laba kursi oo lagu doortay magaalada Jowhar.
Browsing: Doorashada
Iyadoo magaalada Muqdisho laga bilaabay bixinta Kaararka aqoonsiga xildhibaanada aan dacwad ka taagneyn ayaa waxaa soo baxaya kuraas la kansalay…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in goor dhoweyd lagu dilay halkaasi ergay ka tirsan ergada beesha Murusade ee…
Waxaa magaalada Cadaado ka degtay haweeney u sharxan xildhibaan oo ku lebisan jaakadaha aanay xabbadu karin, taasoo kentay inay soo…
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Ingiriiska iyo Dowladda Maraykanka waxay aad uga walaacsan yihiin in shaqsiyaad…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ay la wareegeen ammaanka magaalada Jowhar iyo goobta ay ka…
Xilli doorasho ayaa dalku ku jiraa. Caasimadaha Dowlad Goboleedyada iyo caasimadda dalkaba xoog ayaa looga dareemayaa.
Siyaasiyiinta iyo Odayaasha ka soo jeeda Gobollada Waqooyi ee Somaliland ayaa qaadacay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada ee uu shalay ku…
Kooxda Al-Shabaab ayaa hanjabtay in weeraro toos ay ku qaadi doonto xarumaha Doorashada Soomaaliya ka dhici doonto 2016.
Guddiga Doorashooyinka Dadban ee heer Federaal ayaa soo saaray hadal naxdin ku noqday musharaxiinta faraha badan ee xilka Madaxweynaha isu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland uu ka baxay shirkii Madasha Qaran.
Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ayaa lagu wadaa inuu magaalada Muqdisho ka furmo maalinta berri ee 5 September 2016.
Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Bishaar Abshir Geeddi ayaa shaaciyay in qorshe cusub oo dhinaca amniga ah loo diyaariyay magaalada…
Shir dib loogu eegayo howlgalka AMISOM, Doorashada Soomaaliya iyo howlgallada ka dhanka ah Alshabaab
Axmed Macalin Fiqi oo ka mida madaxda xisbiyada Siyaadda dalka ayaa kashifay howlaha dowladda Federaalka iyo kooxda Damjadiid
Waxaa caawa lagu dhawaaqay heshiis qaabka doorashada Soomaaliya ee 2016 ee dowladda Soomaaliya iyo Puntland wada saxiixeen, muddo laba toddobaad…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa maanta dib ugu laabtey magaalada Kismaayo kadib markii uu muddo laba toddobaad…
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa hor istaagay qorshihii ugu danbeeyay ee ugu dhowaa in heshiis lagu gaaro, kadib…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo si kulul uga hadlay xeritaanka shirkii Madasha Qaran ee wadatashiga…
