Browsing: Doorashada
Guddiga Doorashooyinka Hirshabeelle ayaa Maanta Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ku qabtay kuraastii ugu horeysay ee Golaha Shacabka.
Qabashada Doorashada Kursiga HOP086 ayaa sharci darro noqon doonta, haddii ay ku dhaqaaqaan Maamulka Hirshabeelle
Mushaarka Ciidamada wuxuu ahaa Qodobka ugu weyn ee Farmaajo ku ololeeyo, kana dhigto Waxqabadka
Kursigii habaarka dhaliyay ee lagu heysto RW Rooble iyo Musharax C/kariin Guuleed oo ka mida
Saaxiibada loo yaqaan Beesha caalamku ayaa war cusub oo ay kasoo saareen doorashada Soomaaliya waxay ku sheegeen inay ka war…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta ay magaaladaasi gaareen diyaardo sida ciidamo gaara iyo…
Maanta oo Jimce ahayd 18 Febraayo 2022, waxa magaalada Kismaayo lagu qabtay doorashada 3 kursi oo ka mida Golaha Shacabka…
Warbixin: Madaxtooyada Soomaaliya oo mar kale la wareegtay maamulka Baraha Bulshada ee Guddiga Doorashada Heer Federaal (FEIT).
Waxaa goor dhoweyd la shaaaciyey in Weriye Nuuradiin C/llaahi Coljoog uu kusoo baxay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynaha Galmudug ayaa u xiray Kusiga, waana xildhibaankii ugu horeeyay ee ka tirsan Xisbiga Xasan Sheekh oo ka badbaada Qoorqoor
