Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashada ayaa soo saaray shuruudaha iyo xilliga la dooranayo Guddoomiyaha cusub ee Guddiga oo ka mid ahaa…
Browsing: Doorashada
Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Puntland ayaa shaaciyay qeybtii labaad kuraasta Golaha shacabka ee laga soo doorto degaanadaasi.
Waxaa magaalada Beledweyne ka socda dhaqdhaqaaq siyaasadeed oo uu wado Taliyaha ciidamada Dhulka Jen. Maxamed Tahliil Biixi, kaasoo xal loogu…
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ee Heer Federaal ayaa dooramaya Guddoomiye cusub, kadib markii la ergay xubno uu ka mid yahay…
Madaxweynihii hore, ahna musharax madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa farriin uu soo duubay uga hadlay xaaladda dalku marayo iyo Doorashada…
Guddiga Doorashooyinka Jubaland ayaa shaaciyay liiska 13 kursi oo Doorashadooda ka dhaceyso magaalada Kismaayo.
Ra’iisal wasaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu eedeeyay inuu boobay kursi ka mida kuraasta Golaha Shacabka ee kasoo…
Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyey inuu qabananayo Doorashada tiradii ugu badneyd ee Golaha shacabka oo gaareysa 21 kursi.
Guddiga Hirgelinta doorashada ee Hirshabeelle ayaa markii ugu horeysay shaaciyey kuraas ka tirsan Golaha Shacabka oo lagu dooranayo magaalada Jowhar…
Guddiga Doorashada Somaliland ayaa shaaciyey liiska odayaasha iyo xubnaha bulshada rayidka ee soo xulaya ergada lix kursi oo ka mida…
Waxaa maanta lagu wadaa inay Muqdisho ka dhacdo doorashada Guddoomiyaha Guddiga heer Federaal ee FEIT, kaasoo laga qaaday guddoomiyihii hore…
Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa qoraal ay u dirtay wakiilada Beesha Caalamka ku caddeysay inay ka go’an tahay sii wadidda…
Guddiga qabanqaabada Doorashada Guddoomiyaha Guddiga Doorashada heer Federaal ayaa shuruudo cusub kusoo rogay xubnhaa u tartamaya Guddoomiyaha Guddigaasi iyo ku…
Xubno ka tirsan Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyey inay xilkii ka qaadeen Guddoomiyihii Guddigaasi Maxamed Dahir Guuleed.
