Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Xubnaha u tartamaya Guddoonka Guddiga Doorashada FEIT oo lagu soo rogay Lacag diiwaangelin ah!

    Xubnaha u tartamaya Guddoonka Guddiga Doorashada FEIT oo lagu soo rogay Lacag diiwaangelin ah!

    January 13, 2022Updated:January 13, 20222 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddiga qabanqaabada Doorashada Guddoomiyaha Guddiga Doorashada heer Federaal ayaa shuruudo cusub kusoo rogay xubnhaa u tartamaya Guddoomiyaha Guddigaasi iyo ku xigeenkiisa.

    Shuruudaha oo ah kuwo aan hore loo arag ayaa waxaa ka mida: in musharixiinta Guddoomiyaha Guddiga ay bixiyaan lacag lagu sheegay diiwaangelin oo dhan $3000, halka guddoomiye ku xigeennada ay bixinayaan $2000.

    HOOS KA AKHRISO QORAALKA

    Gudiga loo doortay qaban qaabadda doorashadda shir-gudoonka Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federaal waxa ay soo sAareen go’aamadan.

    Shuruudaha Murashaxnimo.

    1. Waa in uu yahay xubin ka mid ah Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal.

    2- Murashaxiinta u tartamaya jagada gudoomiyaha waa in ay shubaan lacagta fiiga diiwaan galinta oo dhan 3000$ oo lagu shubaya akoonada doorashoyinka dalka.

    3- Murashaxiinta u tartamaya jagada gudoomiye ku xigeenka guddiga waa in ay shubaan lacagta fiiga diiwaan galinta oo dhan 2000$ oo lagu shubayo akoonka doorashooyinka dalka.

    4. Gudoomiye ku xigeenka guddigu waa in uu is casilaa hadii uu u tar tamayo jagada bannaan ee gudoomiyaha GHDHF warqada is casilaada waa in uu soo raaciyaa qodobka 2aad.

    Qaabka Cod bixinta.

    1. Cod bixintu waa Qarsoodi.

    2- Waxa lagu codaynayaa sanduuga codbixinta.

    3- Hadii ay tar-tamaan 3 murashax iyo kabadan waxa wareega koowaad lagu kala guulaysanayaa 50+1 ee tirade guud ee gudiga oo ah 25 xubnood waana nidaamka qorshe hawleedka guddiga doorashooyinka ay ku hogaaminayaan doorashada golaha shacabka, tusaale murashaxa hela 13 cod iyo kabadan ayaa kuguulaysanaya tartanka.

    4. Waxa ay doorashadu dhacaysaa maalinta sabtida ee ku beegan 15/1/2022 saacadu marka ay tahay 11:00am 5- Goobta codbinintu waa teendhada afisyooni.

    Korjoogteeyn Waxa doorashadan lagu casuumayaa Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha, Wasiirka Arimaha Gudaha, Shirgudoonka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada, Shir gudoonada gudiyada SEIT ka, UNSOM, UNDPSomalia, Safaaradaha beesha caalamka, Goobjoogayaasha, Ururada Bulshada Rayidka ah, Wakaalada Wararka ee SONNA iyo Bahda Warbaahinta.

    Ahmed Adem Dagal (Safiina)
    Gudoomiyaha Gudiga Qabanqaaabada

    Doorashada Somalia Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSomaliya oo bixin weyday Qaaraankii Q/Midoobay (Sidee loogu ogolaaday inay sii lahaato Codeynta..?)
    Next Article XOG: Maxaa lagu helay Wasiirka Ganacsiga? (Heshiis uu la wareegay iyo Baaritaan lagu bilaabay)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo