Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM ayaa caawa shaaciyey arrimihii looga hadlay kulankii ay maanta la yeesheen Golaha Wadatashiga Qaran…
Browsing: Doorashada
Ra’iisal wasaaraha iyo golaha wasiirada waa inay si buuxda masuul uga noqdaan amniga dalka, madaxweynihii horena uu ku ekaado murashaxnimadiisa
Waxaa gebi ahaanba meesha ka baxay shirkii uu madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo isugu yeeray Golaha Wadatashiga Qaran,…
Wakiilada Beesha caalamka, gaar ahaan dalalka Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa ka hortegay qorshe lagu fashilin lahaa shirka Wadatashiga Qaran ee…
Waxaa goor dhoweyd magaalada Muqdisho ka furmay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ka qeyb galayaan Ra’iisal wasaaraha iyo madaxda…
Jabhad uu hoggaamiyo Jeneraal Xuud ayaa shaacisay inay qabsatay magaalada Beledweyne, kadib markiia ay xalay maleeshiyo ka tirsan ay soo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa la kulmay madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabelle.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa galabta Magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Safiiradda Dowladaha Ingiriiska iyo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku adkeystay inuu Dacwad kusoo oogayo madaxweynaha waqtigiiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay ayaa magacaabay Guddi ka kooban Shan Wasiir kuwaas oo baaris rasmi…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Gaari oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho. kaasoo geystay qasaare dhimasho iyo dhaawac…
Baraha bulshada rasmiga ah ee Guddiga Doorashada heer federaal ayaa weli waxaa maamulaya madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo lagu qorayo inuu guddoomiye…
Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed ayaa xalay shaaciyey 11 kursi oo doorashadooda ka dhaceyso magaalada Baydhaba, xilli Muqdisho laga qabaqaabinayo shirka…
Golaha Wasiirada xukuumadda Xilgaarsiinta ayaa xilli habeen ah shir yeeshay caawa iyadoo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
Wasiirka Afrika ugu qaabilsan Dowladda Ingiriiska oo Telefoon kula hadashay Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble
