Guddiga Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyey caawa 11-ka kursi oo lagu dooranayo maamulka Koonfur Galbeed.
Browsing: Doorashada
26 Malxiis ayaa ka taasulay ka hor codeynta Doorashada Aqalka Sare, Waxaana lagu tartamay 28 kursi oo keliya.
Senator Yuusuf Geelle Ugaas (Dhageey Geelle) ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay kursigii Aqalka Sare ee dib loogu doortay.
Wasiirkii hore ee Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa mar kale dib ugu biiray kooxda Farmaajo, kana mid noqday ololaha…
Wafdiga Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AU-PSC) ayaa soo gabagabeeyay booqasho saddex maalmood ahayd oo ay ku tageen…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Abdi Kaariye ayaa xalay soo saaray liiska musharixiinta laba kursi oo ka harsanaa Aqalka Sarę, iyadoo Galmudug…
