Browsing: Doorashada
Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland lagu doortay Senatoor cusub oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Deni ayaa noqday mas’uulka ugu weyn Soomaalida ee sida joogtada ha u taga Imaaraadka Carabta, kuna qaata waqtiga ugu badan
Dowladda Mareykanka ayaa mar kale farriin degdega usoo dirtay madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha…
Golaha uu hoggaamiyo Ra’iisal wasaare Rooble, ayn ka mid yihein Madaxda Maamul Goboleedyada waxay fulin waayeen jadwalkii saddexaad ee Doorashada
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa wada qorshe uu doonayo inuu ku dardar geliyo Doorashada dib u dhaca…
Amiirka dalka Qatar Tamim Bin hamad Altahani ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyaiyo wafdiga la socda oo…
Senatoorkii ugu danbeeyay ee Aqalka Sare kasoo gala Maamulka Hirshabeelle ayaa caawa lagu doortay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad Goboleedka…
Kursigan oo muran weyn iyo fowdo hore u dhaliyey ayaa waxa kusoo baxay Musharaxii ay taageerayaashiisa qaska ku kaceen.
Waxaa Goor dhoweyd magaalada Jowhar lagu soo gabagabeeyay wareega labaad Doorashada mid ka mida labadii kursi ee harsanaa Aqalka Sare,…
Waaa isbedel ku yimid, xalna laga gaaray laba kursi oo ka harsanaa Aqalka Sare, lagana soo doorto Maamulka Hirshabeelle, kadib…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay xaaladda Doorashada iyo xaaladda Galmudug iyo khilaafka madaxda dowladda Federaalka.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose.
