Xubnaha Golaha Midowga Mushariixinta ayaa shirkii ugu horeeyay oo toos ah uga socdaa magaalada Muqdisho, kadib muddo ay ku shirayeen…
Browsing: Doorashada
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa difaacay sida uu u maamulay Doorashadii Aqalka Sare, isagoo sheegay inuu ku socday…
Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa xalay soo saaray liiska mushariixinta saddex kursi oo ka harsaneyd Senatoorada laga laga…
Guddiga Doorashada heer Federaal ee FIET ayaa beeniyay jiraanka Habraac Doorasho oo loo sameeyay doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka.
Ergeyga Xoghaya Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa maanta warbixin ka siiyay Golaha Ammaanka xaaladda Soomaaliya, kadib…
Waxaa markii ugu horeysay la shaaciyey qoondada dhaqaalaha ku baxaya Doorashada Dadban ee Soomaaliya 2021, kadib dhaqaalihii ugu horeeyay ee…
Laba ka mida Senatoorada caanka ah ee Aqalka Sare ayaa mar kale kusoo baxya doorashada ka socota magaalada Dhuusamareeb ee…
Waxaa si toos ah magaalada Dhuusamareeb ka socota doorashada senatoorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo maanta la dooranayo…
Waxaa goor dhow Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ka bilaabatay Doorashada lix Senator oo ka mida Aqalka Sare ee Baarlamaanka…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee maamulka Galmudug maanta ka dhaceysa doorashada lix ka mida kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo…
Waxaa magaalada Garowe ka socota doorashada Senatoorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo ay isu bedeshay doorasho aan lagu tartamin…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa soo saaray liiska musharixiinta u tartameysa kuraasta Aqal Sare ee laga soo doorto Puntland…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa bilaabay kulamo xiriir ah oo uu la yeelanayo qaar ka mida musharixiinta…
Xkuumadda Xilgaarsiinta Ra’iisal Wasaare Maxamed Ibraahim Rooble ayaa heyleysa lacagtii ugu horeysay ee Beesha Caalaka ku bixineyso Doorashada Dadban ee…
Musalsalka Khilaafaadka Doorashada Soomaaliya waxaa ku jira Qodob xal u heliddiisa ay adkaatay oo ah: Heshiisiinta Siyaasiyiinta kasoo jeeda Somaliland…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa si buuxda taageertay Ra’iisal wasaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble inuu dalka hoggaamiyo Mudadda kala guurka…
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal dheer oo lagu faahfaahiyey awoodda Ra’iial wasaaraha ee Dastuurku siinayo xilliga kala…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xillalkii qaaday xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada, iasgoo magacaabis iyo…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray xeer Madaxweyne oo uu ku joojinayo in Hay’adaha Dowladdu ay…
Guddiga Doorashada Dirta Waqooyi (Somaliland) Garabka Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa goor dhow ku dhawaaqay inay doorteen Guddoon…
